21/08/2021
* Ayaamuhu Waa Wareere
* Hadii dhulka kula wareego
* Cirkaa garab laga wacdaaye
*Wardiga Xaragiisa Hayso
* Waqtiga Adagee Hadheeyay
* Hadeey Kashu wayraxayso
* Rabiga Waan Waan la Qaado
* Wanaaji Dheh Maalmahayga
* Qof Aad la Wadaagto Sheeko
* Aduunka Hadaad Ka wayso
* Qalinku Nafis Buu Wataaye
* Waraaq ku Qor Oohintaada
Fanaank Khaalid kaamil Waa Cajiib Waxaa Moodaa si Khaas ah Inuu Ila Haaayo
12/08/2021
Hal maalin ka dib waxa bilaabanaya horyaalka Premier League Sanadkan Fantsy giisu xiisa ayuu leeyahay Wa Tan shaxdayda Week 1.
Adi Ma xiisaysaa Barnaamijkan .
12/08/2021
Chelsea Ayaa xalay qqaday tartankq uefa Super cup waa kooxda aan daawado Kubada cagta Markey timaado .💙🤛
Sanadkan prmeir league halkee kaga dhamysan kartaa fikirkaaga 👇
07/08/2021
"Rooti qarax ah oo aad ku heysato guri nabad ah ayaa ka kheyr roon guri hilib ka buuxo oo ay muran iyo qeylo ka jirto".
07/08/2021
Adiga 👉Adiga adiga Uun Ahoow 👆
Baro naftaada, noqo sida laguu abuuray
▪︎Adigu waxaad u abuuran tahay si ka duwan qof kasta oo dunida jooga, waxaad leedahay sifooyin kuu gaar ah oo aanay jirin cid kula wadaagta, sidaas darteed, ka faa'iideyso sifooyinkaaga, hibooyinkaaga iyo awoodahaaga kala duwan ee kuu gaarka ah, hana u hanqal taagin inaad qof kale iska yeel yeeshid, maxaa yeelay waad ku hungoobi doontaa.
Waxaa waajib ku ah qofka inuu ku kalsoonaado naftiisa kuna qaato ceebaheeda, kuna Baro naftaada, noqo sida laguu abuuray
04/08/2021
Maxay wax walba oo jiri jiray uqurux badanyihiin ? qiimi ugu fadhiyaan ? Hada fiiri Hareerahaada wax walba waxay noqonayaan wax sii xumaanaya.
Waqtiga La joogo Maba noo Harin wax Qurux badan aan Ka Ahayn Xasuusta wixi La soo maray Oob Soo laabanayn
Like &share
03/08/2021
Maalmo na soo maray🌕🌗
Marxaladuhu wacnaayeen⭐
Muuqaalku la majeersado👀
Mandiqadu nagi Tahay🌍
Marrtidu marxabreysantahay🤝
Muslim iyo gaal kala soocanyahy ✌
Maangaabku liidanyahy😤
Maskaxadaadu miranayso
1978 in Mogadishu
24/07/2021
Elman Fc waxey hadda hoos tagtaa Hey’ad Isboortis. Qoyskana waxey sheegeen in Kooxdooda qaab xoog ahaan loogu heystay ilaa muddo. Iskuna dayeen inay dib usoo ceshtaan
Lakin markaan waxey sheegeen in la gaaray waqtigii dib ay u heli lahaayeen kooxda ELMAN FC oo aabahood uu aas aasay 1996
12/07/2021
Waxba idin So wadnaa Ee follow ma idhihi kartaan Si aad noo dhiira galiso
12/07/2021
🇮🇹 Talyaanigu wuxuu ku guuleystey koobka euro kaddib markii uu maqnaa 53 sano.
🇦🇷 Argentina ayaa ku guuleysatay Copa America kaddib 28 sano oo ay ka maqnaayeen.
🇮🇹 Inter ayaa jabisay awooddii Juventus waxaana loo caleemo saaray Horyaalka Talyaaniga oo ay ka maqnaayeen muddo 11 sano ah.
🇪🇸 Atletico Madrid ayaa ku guuleysatay Horyaalka Spain kaddib maqnaansho 7 sano ah.
🇵🇹 Sporting Lisbon ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay Horyaalka Portuguese League 19 sano kaddib.
🇨🇵 Lille waxay jebisay awooddii Paris Saint-Germain waxayna ku guuleysatay Horyaalka Faransiiska kaddib markii ay ka maqnaayeen muddo 10 sano ah.
🏴 Rangers waa kooxda heysata horyaalka Scotland Premier League kaddib 10 sano oo ay maqnaayeen.
Kubadda cagta ayaa ugu dambeyntii u dhoolacadeyneysa qaar badan. ❤️
Xigasho: Cabdi-Xafiid Zaciimka🔥
02/05/2021
Siddeen kuu jeclaan
Sawirkaad dhigtaba
Sowdigani kun like
S***n kiiba hela.
Oof suber caleek
Waxad tahay sabiib
Subag malab ku dhacay
Yarkan soo qoraa
Waad saaqdayoo
Waa mid suuxsan bee
Sidan waa siddee?
Saaxiibtayeey
Ima siri kartide
Ninka suudhka xidhan
Isna ii sifee
Coverkaaga sanad
Ayuu saaran yee.
Xasan kaabe subax
Yuu ku soo maree
Muxuu kuu sidduu
Bal u soo kalahay
Sodon kun flow
Waad ka sara martee
Maxaad soo dhigtaa?
Ma anaa sidhina
Oo aan saxnayn
Mise waxbaa ka siya
Dadkan kugu sahwiya
Haddaan suuqa tago
Haddii aan surwaal
Soo yarayso dhaho
Haddii aan safroo
Gaadhi saaranahay
Sanadkani raguba
Subciskaaguun bay
Ku sugaan bunkee
Suhuurooz Queen
Nac nacooz siraad
Bintu maxay sabaad
Yarta shidan sahraay
Suuqa weyn wakaa
Xigasho
Kaftan.
Waar awoowgiin la janneeye bahalkan👍 like Ku dhooba 😁
01/05/2021
Nebigeenna muxammed waxaa nebi laga dhigay markii lagu soo dajiyay aayaadka ugu horreeya ee suuratu calaq, loona garan ogyahay (iqra)
Rasuulkeenna muxammed waxaa rasuul laga dhigay markii lagu soo dajiyay aayaadka ugu horreeya ee suuratu (المدثر )
Waa in aad saas ula socotaa" ❤
ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan scw 😍
nagu soo biir👍
Naguso biir Facebook