Abdiweli Karaama

Abdiweli Karaama

Share

waxaan ahay qoraa ku hadlo ciyaaraha qof welba xiiseeya kubada Cagta welcome ayaan leeyahay�

30/05/2026

Mid ka Mid ah Askartii Laftagareen oo La qabtay Asigooo dhaawac ah 👇

30/05/2026

Taliye Abdille isaaq👌

28/05/2026

😭

27/05/2026

Ciid Wanaagsan Ehel iyo Asxaab Meel welba aad Joogtaaan Nabad ku Ciid.

Sawirka Love Saar kaliya❤✅

26/05/2026
26/05/2026

KHUDBADII KHUDBOOYINKA: Khudbadii u dambaysay ee uu Nabigeena Muxamed (ﷺ) uu ka jeediyay Banka Carafa maanta oo kale sagaalka (9) bisha xurmaysan ee Dul Xijah.

Sanadkii tobnaad (10) ee Hijriyada ayay ahayd markii uu Rasuulkeenna suubban (ﷺ) uu bani-aadamka oo dhan uu jeediyay khudbad ay mudan tahay in qof walba uu akhriyo. Waxay ahayd maalinkaa xajkiisii ugu horeeyay uguna dambeeyay ee rasuulku soo guto. Waxaynu ognayay in Nabi Muxamed (ﷺ) uu afar jeer soo cumraystay, ha yeeshee uu hal mar kaliya soo gutay waajibaadka xajka.

Khudbadii uu Rasuulku maalintaas jeediyay waxay ahayd, fariin muhiim ah oo ay waajib tahay in qof walba oo muslim ah oo ugu yaraan hal mar akhriyo kalmadihii uu Rasuulku maalintaas sheegay. Waxaad halkan hoose ka heli doontaa khudbadii oo uu qof walaalaha ka mid ihi Af Soomaali u tarjumay - Eebbe abaal tiro badan ha ka siiyee.

FADLAN MARKII AAD AKHRISO SII GUDBI.

'' Dadyohow i dhegaysta, ma garanayo in sanadkaan ka dib aan mar dambe halkaan soo istaagi doono. Sidaa daraaddeed si fiican u dhegaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan.

Meeshaan barakaysan, maalintaan barakaysan iyo bishaan barakaysan darteed, xasuusnaada in aad dhabtii abuurihiinna (rabbi) la kulmi doontaan, camalladiinnana laydinka xisaabin doono, haddaba digtoonaada. Dadyohow dhiiggiina iyo maalkiinnu, waa idinka xaaraansan yahay. Midkii idinka mid ah ee ammaano haya, ha u celiyo qofkii iska lahaa. Ribbo (Dulsaar) dhammaanteed waa mamnuuc, ha yeeshee faa’iidadiinna idinkaa iska leh.

Qofna ha dulmiyin adigna laguma dulmin doonee. Ha iska aargoosanina, Dhiiggii aad iska daadiseen waqtigii jaahilyadda.Dadyohow iska ilaaliya shaydaanka, wuxuu isku dayi doonaa in uu idinku khaldo waxyaalo yar yar, uga digtoonaada shaydaanka diintiina darteed.

Raggoow ogaada in dumarkiinu xaq idinku leeeyihiin, idinkuna aad iyaga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay, Ogolaanshaha ilaahay iyo rumaysnaantiisa. Haweenkiinu wax

25/05/2026

Baidoa Waaa Save🔥✅

24/05/2026

Galab Wanaagsan☕❤

23/05/2026

Heestii Dhaxantii Jecelka🫶🥺❤

23/05/2026

Sheekha✅

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Riyadh?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Manchester United Fans
Riyadh