20/08/2026
🚨CLEAN SHEET MASTER! 🧤
Goolhayaha kooxda Heegan, Ibrahim Fikirey, ayaa noqday goolhayihii ugu clean sheet-ka badnaa Somali National League 25/26, isagoo sameeyay 10 clean sheets. 🧤🇸🇴
Tani waa sanadkii labaad oo xiriir ah oo uu Ibrahim noqdo goolhayaha clean sheet-yada ugu badan. 👏🔥
Goolhayaha Champions-ka Gaadiidka FC ayaa ku xigay, isagoo sameeyay 9 clean sheets.
Qoraaga Deeq Aariyo
05/07/2026
Hormarinta maskax u bisil goalkeeperka
05/06/2026
Miyaad jeclaan lahayd inaan kaa barno wax badan xirfada goolhayenimo komantiga nogu reeb fikradaada
19/04/2026
Goolhayaha Naadiga Heegan, Ibraahim Fikirey, ayaa muujiyay qaab ciyaareed heer sare ah xilli ciyaareedka 2025/2026 ee Somali National League.
Ibraahim ayaa ilaa hadda ilaashaday shabaqiisa (Clean Sheets) dhammaan kulamadii uu ciyaaray horyaalka, isagoo 4 kulan oo xiriir ah aan wax gool ah laga dhalin.
Sidoo kale, tartanka General Da’uud Cup 2026, wax gool ah lagama dhalin, taas oo muujinaysa difaac adag iyo feejignaan sare oo uu soo bandhigay goolhayaha.
Goolkii ugu dambeeyay ee laga dhaliyey Ibraahim ayaa ahaa sanadkii 2025, tan iyo markaas wuxuu sii wadaa rikoor nadiif ah oo cajiib ah.
Waxqabadkan ayaa ka dhigaya Ibraahim mid ka mid ah goolhayayaasha ugu foomka fiican horyaalka xilligan, isagoo laf-dhabar u noqday difaaca kooxda Heegan
05/04/2026
Dakadaha Keepers are ready 🧤🧤🧤🤝🤝
05/04/2026
Ciyaar yahanka ciyaarta Elman vs MCC
Aleeley ❤️❤️❤️🧤🧤🧤