Barwaaqo Primary School

Barwaaqo Primary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barwaaqo Primary School, Sports Team, Adado.

Photos from Barwaaqo Primary School's post 24/06/2025
Photos from Barwaaqo Primary School's post 24/06/2025

Part one
Hambalyo ardayda fasalka 8aad .
Labo maalin oo kala duwaan
Maalintii la furay Schoolka barwaaqo 16 /6/2021
Iyo maalintii ay qalin jabiyeen fasalka 8aad.
24/6 / 2025.

25/06/2024

Barwaaqo Primary School
2024 / 2025

04/05/2024
04/05/2024

Xafladaan waxaa lagu soo badhigaayaa wax qabadkii muddii 5 sano ahayd oo uu jiray school ka Barwaaqo Primary School .

Photos from Barwaaqo Primary School's post 03/05/2024

Xaflad tayadeedu sareyso oo ay soo qaban qaabiyeen arday dhigta dugsiga hoose dhexe ee Barwaaqo Primary School.
Waxaa ka soo qeyb galay gudomiye ku xigeenka degmad godinlabe mudane cabdi shaakir xasan CabdulAAHI.
Waxaa ka loo ka soo qeyb galay madaxa waxbarashad degmad cadaado mudane xuseen cali sahal.
Iyo kormeerah waxbarashad degmad cadaado mudane mahad cali duraan
Iyo dhamaan qeyb kala duwan ee bulshada deegaanaka barwaaqo.

Photos from Barwaaqo Primary School's post 20/04/2024

Maxamed Maxamuud Aw-Aadan oo maanta Cadaado uga dhawaaqay inuu yahay musharax xildhiban Galmudug

Odayaasha iyo waxgaradka ka soo qeybgalay kulanka ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan musharaximada Maxamed Maxamuud Aw-Aadan oo ah wariye ruug cadaa ah oo deegaanka muddo ka shaqaynayey

Photos from Barwaaqo Primary School's post 16/01/2024

Alx waxaa maanta noo soo dhamaadey imtixaankii dugsiga dhexe 2023/2024
Good luck all students Barwaaqo primary school.

Photos from Barwaaqo Primary School's post 21/11/2023

Xuska maalinta macallimiinta soomaliyeed. Ee 21november 2023
Hamblyo dhamaan macallimiinta soomaliyeed meel kaste ee dunida ka joogtiin.
Barwaaqo Primary School

25/07/2023

2023 _2024 2 September 2023

16/06/2023

Da, yarta school ka Barwaaqo Primary School
Mukhtaar maxamed aadan
Iidle cabdifitaax maxamed
Abuukar cali wehliye

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Adado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Adado