FC MARSO
Family MARSO congratulations ππππ₯π₯π
04/08/2025
Wiilasheena horumar wanagsan ayaa idin rajeyneena
Guuleysta wadada guusha Waad heeysan
28/06/2025
Diyaaraa Nahay inshallaahβ
VAMOS AC MAARSO
13/06/2025
Legend Sheekha iyo Shabaqa
Jumco kariim
18/04/2025
Sawirada kulankii shaley shawri star 1-2 Ac Maarso
11/11/2024
Teamka waxa ay soo dhaweeyn u sameeysay
Ciyaaryahan Ismaaciil Aadan Oo teamka dib ugu soo laabtay asagoo ugu maqnaa ciyaarihii degmooyinka gobolka banaadir iyo degmada balcad Oo uu kula soo guuleystay degmada kaaran dhamaan Oo ugu horeeyo mamulka teamka macalinmiinta iyo cayaartoyda kuleenahay mar kowad iyo mar labad iyo sedaxadba kusoo dhawaw gurigada waxan ku rajeyneena horumar sports FC MARSO hoyga cayaartoyda degmada Afgoye
28/10/2024
Kooxda manta wexey soodhaweeyn u sameeysay ciyaaryahan Yaasiin Maxamed Oo kooxda ugu maqnaa ciyaaraha degmoyinka gobolka banaadir iyo degmada balcad asagoo matalayay degmada gubudley Oo uu la gaaray finalka ciyaaraha mar labad iyo mar sedaxed Waxan ku leenahay soodhawaw kusoo dhawaaw gurigada waxana ku rajeyneena hormar wanagsan guuleyso FC MARSO hooyga ciyaartoyda degmada Afgooye
Captain Zaki Cabdi Isxaaq
19/10/2024
Waxa ay kasoo muuqden ciyaaraha degmooyinka
Deeganada g.banaadir iyo degmada balcad
Waa labo kamid ah jiilka dahabiga ah ee naadiga xushmada ay u haayan macalinkoda Minsad Hasan Osman iyo naadigoda FC MARSO ku muujiyen jamaahirtii kasoo qeeyb galay kulankii shaley is wajaheen iyagoo ay magaca naadiga iyo sawirka macalinka fanaanad kusoo xardhen teamka mar waliba wuu diyaar u yahay soo saarida jiil cusub iyo hormarinta tayeenta ciyaartoyda waa soo daarida riyada footballka
Sheekada ciyaartoyda kala matala gubudley iyo Karan iyo teamka faca weeyn Ee AC Maarso
11/10/2024
Ismaciil no6 guul badan ayaa ku rajeyneena
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Afgoye