Bariga Dhexe Football Club

Bariga Dhexe Football Club

Share

Naadiga Ciyaaraha Kubadda Cagta ee Bariga Dhexe

Photos from Somali Shooting Sport Federation's post 01/08/2024
20/01/2024

Mudo sanad ah oo aan si kumeel gaar ah ushqeyneynay waxaa maalinta khamiista soo aadan kooxaha xiriirka ay dooran doonaan madaxweynaha shanta sank ee soo aadan.

Photos from Omar musa ali's post 20/01/2024
28/12/2023
28/12/2023

Gurmad Deg Deg Ah.

Tuulooyinka Hoos Yimaada Deg. Afgoye Waxaa Kajira Xaalad Bini'aadanimo Aad UDaran oo ay Saameysay Fatahaada Biyaha Xoogan ee baabi'iyay Dad iyo Duunyaba.

Aan Si Wadajir ah ugu Qeyb Qaadano Gurmadka Walaalaheen oo aan rabno inaan beri gaarsiin 100 xabo maro kaneeco ah

1-ka xabo ee maro kaneeco waa $2.5

Evc+ 613516797

10/12/2023

Seminar Aqoon Kororsi Mowduucisu Yahay
Waterborne Diseases (Cudurada Ka Dhasha Biyaha Wasaqeysan) Ayaa Lagu Qaban Doona Hallka Jaamacadda Raqiib Maalinta Jumcaha Soo Aadan.

Mowducan oo Muhiim U Yahay Bulshadda Afgoye ee Ay Saameeyeen Fatahaada Biyaha Ayaa Soo Jeedin Doona Dr Liban Mohamed Farah ( Mr of tropical medicine and infeceous diseases)

03/10/2023

Goor Dhow Iyo Tartanka Ciyaaraha Iskuuladda Afgoye ee Kasmo Cup

Sponser:
Kasmo University Afgoye

Photos from Somali Archery Federation's post 27/07/2023

Gudoomiye Abdullahi Horumar wacan

24/07/2023

Naadigeena Bariga Dhexe ee hada kaciyaarta Horyaalka 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 Ayaa Zaaid U Xiiseyneysa Lawareegida Ciyaaryahanka Xulka Qaranka France ee 𝐤𝐲𝐥𝐢𝐚𝐧 𝐦𝐛𝐚𝐩𝐩𝐞.

Hadii Bulshadda Soomaaliyeed Garab Naga Siiyaan Dhanka Kharashaadka Waanla Wareegi Doonaa Ciyaaryahanka.

21/02/2023

. إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Milkiilaha, Guudimiyaha, Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda iyo Taageerayaasha Naadiga Bariga Dhexe Wexey Tacsi Udiraayaan Kabtanka Kooxda Ahmed Ali Gurey Geeridii Ku Timid Illahey ha unaxriistee Aabe Cali Gurey oo shaley ku geeriyooday degmadda Afgoye.
Qabrigiisa Illahey Ha u Waasiciyo.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Lower-Shabelle
Afgoye