Daljir Gym
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daljir Gym, Gym/Physical Fitness Center, afgoi, Afgoye.
22/01/2023
Xaruntu waxay soo kordhisay qeyb haweenka ah diiwaan galintu way socotaa horay ugaar
Waxaa laguugu soo dhaweyn doonaa gacmo furan iyo shaqo ku qancisa insha,allh
Call center 61 1663700
Whatsapp number 611663700
Maskax fiyoow iyo jir fiyoow ayuu maan ku haray
Daljir Gym adinka ayaa laidiin keenay
Waxaa si habsami leh usocda shaqadii jimicsiga iyo jirdhiska
SOO DHAWAADA WALAALYAAL
KUSOO DHAWAADA Daljir Gym Afgio Lowershabelle
https://www.facebook.com/profile.php?id=100089088790103&mibextid=ZbWKwL
02/01/2023
Waxaa si habsaami leh u socda shaqadii biloowga aheyd
alle ayaa ku mahadsan Dadaal dheer kadib suura galiyay in degmadeena AFGOI laga hergaliyo xarunta cusub oo Daljir Gym ah.
WAAD KU MAHADSANTIHIIN DHALINYARADA DEG. SIDA AAD INOOLA SHAQEEYSEEN
RAGA AAN WALI IMAANIN WAAN SUGEYNAA
ISDIIWAAN-GALINTU WEY SOCOTAA
29/12/2022
Asc dhamaan bulsho weynta ku dhaqan deg. Afgoi waxaa la ogeysiinayaa in deg. Afgoi laga hergeliyay Xarun cusub oo jimicsi iyo jir dhis ah
xaruntu waxay ku taalaa agagaarka Shirkadda HORMUUD TELCOM ama HOSPITAALKA QAAXADA
waxii faafaahin ah kala xiriir number telephone 0611663700
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Afgoi
Afgoye