20/12/2023
Galabta iyo sarfar ceelasha i.a guul mar waliba
J.QOORSUL VS AMB STAR
( AMB STAR )
20/12/2023
Galabta iyo sarfar ceelasha i.a guul mar waliba
J.QOORSUL VS AMB STAR
17/12/2023
I.a galabta kulankan ciyaridono nola sadali team inogu iman rabaan Home kena i.a galabta guul adne sadali inta ay ku dhamaneyso iyo cida kala dhalineeso 🫵🤔
15/12/2023
Kulankii galabtan waxa ayaan kubadinay 2 waxaa inoo kala dhaliyeen
1 . Cubeyd cali shirw .
2 . Maxamed abuukar maxamed .
14/12/2023
Sadali kulankan oo kadhicidono stadium Amb star una dhaxeya xawotako iyo dhagax tuur imisa ayey kudhaman dontaa
12/12/2023
I.a galabta waxan gam laciyareynaa asaygena janeeva i.a guuul rajenaynaa
09/12/2023
Galabta guul kasoo garnay Fc kacaan Guul mar walba Amb star
09/12/2023
Manta oo ah malin sabti ah madhli jirin blse waxaa ina soo dalbadeen fc KACAAN i.a galabta guul rajenena ✊✊
09/12/2023
Qadar isco wa ciyar yan kadheela qadka dhaxe ee lanbarka 8aad wa kubad heeyahay nadiga amb star waxan rabna magaciisa dhabta ah qof inoo shego
08/12/2023
Bareejo
08/12/2023
I.a galabta guul
06/12/2023
Yaa badinyo is ledhy kulanka nasoo adan i.a Stadium Horseed
03/12/2023