The Real Barça News

The Real Barça News

Share

Hoyga wararka ciyaaraha kala soco wararka ciyaaraha kuwii h**e kuwii dhexe iyo kuwa hadaba cabaas Baadal

23/04/2026

Pedro Luis Ripoll (Dhaqtarka Caafimaadka Ku Takhasusay)🗣️Dhaawaca Lamine Waxa Uu Leeyahay Khatar La Xiriirta Boqolkiiba 30, Sidaas Darteed Taxadar Badan Ayaa Loo Baahan Yahay Waa Inaan Taxadar Badan Ka Dhignaa Waqtiga Soo Kabashada l.

Haddii Dhaawacu Uu Ku Jiro Gudaha Muruqa Muuqaalka Dibadda Ayaa Aad U Wanaagsan Laakiin Haddii Ay Joogto Isgoyska Muruqa Tendon Ama Tendon Laftiisa Dhaawacu Wuxuu Noqon Karaa Mid Halis Ah ilaa inta U Dhaxeyso Afar illaa Lix Todobaad

21/04/2026

🗣️Hansi Flick Oo Ka Hadlaya Rony Waa Xirfadle Weyn Oo Ma Ahan Xidig Fudud Isaga Sababtoo Ah Aad Ayuu U Fiican Yahay

Waxaan Heysanaa Ciyaaryahan Booskiisa Laakiin Sidoo Kale Wuxuu U Baahan Yahay Inuu Ciyaaro Waan La Hadlay Isaga Hadda Wuxuu La Ciyaarayaa Xidigaha Ugu Fiican Dunida Wuxuuna Soo Kordhiyay Wax Badan Ayuu Yiri Flick

🎙️Wuxuu Hadalkiisii Sii Raacsiiyay

Waan Wada Hadli Doonaa Dhamaadka Xilli Ciyaareedka Waxaan U Baahanahy Qof Walba Inuu Dhiirigeliyo

21/04/2026

José Álvarez 🎙️
Mudnaanta Barcelona Xagaagaan Waa Bastoni Iyo Alvarez Waxaa Jira Plan B Laakiin Mudnaanta Hadda Waa Labadaas Iyo Ka Shaqeynta, Iyaga Ayaa Sii Hormari Doona Marka Laliga La Go'aamiyo 🔵🔴

Aston Villa Ayaa Diyaar U Ah Inay €50 Milyan Oo Ganni Ah Ka Gudbiso Alejandro Balde Oo Ay Wehliso Mushaar Weyn 💰💰💰

Marc Casado Wuxuu Dalab €20 Milyan Ah Ka Haayaa Saudi Arabia 🇸🇦

The Real Barça News

19/03/2026

Bastoni Oo Ku Dhaw Barcelona

27/02/2026

🚨RASMI: Sida Ku Cad Warbixinta Sanadlaha Ah Ee UEFA Barça Ayaa Soo Saartey Daqliga Ugu Sareeya Ee Ganacsiyeedka Koox Kasta Iyadoo Gaareysa 277M💰🥇

Xigasho:[ Transfermarkt ]

27/02/2026

Naar Naar Waaye Inkastoo Aan Horey Isku Soo Aragney Hadane Markale Ayaan Si Toos Uwada Kulmi Doonaa Newcastle🆚Barcelona
Wareega 16ka Ee Champions league

21/08/2025

Waa Muuqaal Funny 🤣 Ah

10/05/2025

Logada Manbarce

Man City iyo Barcelona Markay Ciyaaryahan Shaashada TVga Ayaa La Iska Ilaaliyaa Si Aysan Uguban😂😂

10/05/2025

Xidiga Ugu Ciyaara Qadka Dhexe Ee Barcelona Asad Hagio Ayaa Hadal Weyn Kasoo Saarey Mustaqbalkiisii Barcelona🗣️ Isagoo Sheegey Inuu Kooxda Uu Sii Joogi Doono Ilaa Iyo Dhamaadka Xilli Ciyaareedka 2070/2095 Sidaas Lasocda sxpyaal🫡🫡🫡

27/04/2025

Kante Legend o

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

21 October
Afgoye
0616601840