15/12/2024
2018 July Cawaale stadium
Ninka calaamdu saarntahy isku day inaad shegtid waa Tiktoker Caan ah
Soodhawoow Jaale👐🏻
Nagu caawi Follow-daada taabashay kuutahy anagase Tiir bay nootahy🤝
Page-ka rasmiga ah Ee Golis team Badhan
15/12/2024
2018 July Cawaale stadium
Ninka calaamdu saarntahy isku day inaad shegtid waa Tiktoker Caan ah
09/12/2024
Gudomiye/captain Cabdikariim Muuse Shaqo wacan adiga iyo gobolkuba.
09/11/2024
Mukhtaar Shiilaale
A Aziiz Abeez
Muxyadiin Carab
Mohamud Mohamed
Gudomiyaha dhalinta iyo ciyaraha gobolka sanaag
Cabdikariim Muuse
27/07/2024
Golis Team Barcelona 2009/2019
Line jiifeedka ugu hooseeya 4ta player ee kuxusan masheegi kartaa?
20/07/2024
Aqoonyhn/Qoraa Dr Abdi Fatah Fangase oo ah qoraga buuga lamagc baxay Hage Caafimaad.
Dr Fangase waxa u aha Mid kamida maclimiintii soo leyliyy Golis Team Badhan
Fadlan page-ka Soo follow gareeya
Mahadsnidiin.
09/07/2024
Xidig kasta iyo boski u uga ciyaari jirey kooxda hala so sheego.
08/07/2024
Mohamed Jibrill Abdirahman JR7
Mid kamiga Garbihii ugu xirfada iyo farsamda badnaa ee Abid Gobalka soomara
MJR7 wuxuu aha xirfadoole ay kuyaryihiin noociso kale guud ahaan Mandaqda.
27/06/2024
Old is gold
11/04/2024
Ciid Mubarak
20/11/2023