06/01/2026
Match Day
Waa Page-ka Rasmiga Fc Xididaha Busley Football Club
06/01/2026
Match Day
05/01/2026
⚽✨ New Coaches – New Vision 2026 ✨⚽
waxay si farxad leh u soo dhaweynaysaa tababarayaal cusub oo leh aragti fog, khibrad iyo himilo guul.
Waa bilow cusub, waa yididiilo cusub, waa mustaqbal ifaya 💙💛
Ku soo dhowaada qoyska Xidigaha Busley 🤝⚽
⚽️New Announcement🏆
👀 👀 👀
05/01/2026
Dhaman maamulka iyo Tageriyasha Naadiga
Waxn ogsiinaynaa in uu Shaqadii Macalinimo uu Hayey.
(Hussein Boore) Oo ka tagay shaqadii Uu kooxda U haayey taas oo ah Tababaraha 1aad ee Kooxda
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa [Hussein abdi osman] dadaalkii, waqtigii iyo kartidii uu u huray kooxda.
Intii uu nala joogay wuxuu kooxda ku hoggaamiyay anshax, isku duubni iyo horumar muuqda.
Waxaan ka barannay waayo-aragnimo, hoggaan wanaagsan iyo sida loo noqdo koox mideysan.
Guulihii iyo horumarkii la gaaray waxay mar walba ka mid ahaan doonaan taariikhda kooxda.
Waxaan kuu rajeyneynaa mustaqbal ifaya iyo guulo badan meel kasta oo aad ka shaqeyso.
Albaabada kooxda mar walba way kuu furan yihiin.
❤️⚽
01/01/2026
Match result
0-1
💪
31/12/2025
Alxamdulillaah 🤲⚽
Tababarihii 1aad ayaa naga ganaaxan maanta kadib dadaal, dulqaad iyo shaqo adag 💪
Guul walba waxay ka timaadaa kalsooni, edeb iyo adkeysi.
Waxa kusime Tababare inoo ah intuu Tababaraha 1aad ka so labanayo
)
Waad mahadsan tihiin dhammaan taageerayaasha, ciyaartoyda iyo maamulka na garab istaagay 🙏
Socodku wuu soconayaa, himiladuna waa mid weyn 🚀
⚽🔥
31/12/2025
Match Day
It’s not just a match… it’s a DERBY! 💪🔥
Ready for war on the pitch 💪🔥
What A Goal
Ibra Neymar
Best striker
23/12/2025
Match Result
vs 1 Horseed Baay Sports Club
23/12/2025
Match day
Round 3
VS Horseed Baay Sports Club
17/12/2025
🏆 MATCH DAY
Ready to fight for every ball and every goal!
Let’s go 💪⚽
First match