FC Dikootar

FC Dikootar

Share

DIKOTAR C.F, waxay Ka mid tahay kooxaha Ka dhisan ugana magaca Weyn Magaaladda Baydhabo.

21/08/2024

Kulankeeni ugu horeeyey ee Cup.

21/08/2024

Kulanka galabta ee dhigeena FC. Five Street.

07/03/2023

Group A: Baidoa Cup

07/03/2023

Halftime: Nootaayo Minhaal C.F. 2 FC five Street 1

07/03/2023

Full time: Nootaayo Minhaal C.F. 5 Five street 2

27/11/2022

Baydhabo, 27/11/2022

Shaacinta magaca cusub iyo astaanta ee naadiga Dikotar C.F.

Waxaan halkaan Ku soo shaaciney magaca cusub iyo astaabta ee naadiga Dikotar C.F.

Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 27/11/2022, waxaan taagyaraasha , cayaartoydda iyo qof walba xiiiseeyo naadiga u sheegayna in magaca cusub ee naadigu yahay, NOOTAAYO MINHAL FOOTBALL CLUB.

Wabillaahi Towfiiq.

Photos from FC Dikootar's post 14/11/2022

Waa qaar kamid ah cayaartoydda cusub ee naadiga la soo saxiixaatay.

Welcome.

14/11/2022

Dhamman Maamulka, cayaartoyda iyo taageeyarayaasha kooxdda Kubadda cagta Dikotar C.F. waxay u mahadcelinayaan madaxweynaha dowlad goboleedka koonfurgalbeed soomaaliya, Mundane H.E Abdiaziiz Hassan Mohamed laftagareen, hurumarka oo Ku sameeyay guud aahaan sportska degmadda, waxaana si gaar ahaaneed ugu mahadcelinayna dhismaha garoonka Weyn ee Dr. Ayuub, Magaaladda Baydhabo.

Mundane Madaxweyne aad ayaad u Mahadsantahy,waana mudan tahay in lagu Mahadceliyo.

Sports Hormar leh.

C.F. #

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baidoa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Horseed
Baidoa