12/08/2026
Alba FC π Holac SC
Kulan Saaxiibtinimo ah π€
γviralγ·
Welcome to the official page of Alba Football Club! We are one family "Alba family".
12/08/2026
Alba FC π Holac SC
Kulan Saaxiibtinimo ah π€
γviralγ·
08/08/2026
Faalooyinkiina, taageeradiina iyo garabkiina.
Alba FC way idinkaga mahadcelineysaa! πβ½π₯
β½οΈ ONE TOUCH PASS π₯
Nasiib-xumo Cup-ka waan ka harney, laakiin dadaalkii iyo isku-duubnidii kooxda waa wax lagu faano.
Mida kale awooda xaafada kooshin & laanta (SUUQA BALKA) way muuqataa! π¦πͺ
Alba FC β€οΈ
08/08/2026
Mowliid & Khaliil
Laba halyeey magac, sharaf iyo taariikh ku dhax leh kooxdeena, Alba-na way meteleen. πβ½
Gool cajiib ah oo kooxda guusha u horseeday! β½οΈπ₯π
Alba FC
07/08/2026
Mid ka mid ah mustaqbal ifaya kooxdeena (AYUB HUSSEIN)π₯π
07/08/2026
Tababaraha Koowaad ee Alba Football Club Sadaam Hussein Nur.
Maskaxda kooxda.β½π₯π
Rigooro nadiif ah. πͺβ½
π₯ 10/0
31/07/2026
Waad ku mahadsan tahay Halyeey Yusuf Hussein Gure. π₯°
Alba FC mar walba way ku faantaa halyeeyadeedii h**e. πβ½
31/07/2026
Dhamaan taageerayaasha Alba FC waxaan idin ku wargelineynaa in kulankii Final-ka ee galabta uu baaqday.
Waxaan ka cudur-daaraneynaa isbeddelka yimid. Taariiqda iyo waqtiga cusub ee ciyaarta dib ayaan idinkala wadeegi doonaa, Insha'Allah.
Mahadsanidiin taageeradiina joogtada ah. πβ½