FC dhabad united

FC dhabad united

Share

Waa page ka rasmiga ah ee dhabad united

17/02/2026

RAMADAN MUBARAK 1447H / 2026 ๐ŸŒ™

Waxan Dhaaman Musliiminta Ku nool dafaha Calamka, gaar ahaan Umada Soomaliyed meel walbo ay calamka ka joogan ugo Hampalyaynayna dhalashada Bisha Barakesan Ee Ramadan .

Bishan oo ku soo Adday Xilii adag Oo dadka Soomaliyed ay la daala - dhacaayan duruufo iyo abaaro Sameyay dad iyo duunyo , waxan ku boorinaynaa wallalaheyn Soomaliyed oo Musliminta ah in ay badiyaan ducada si loo helo Nabad iyo Barwaaqo .

Alla waxan ka baryaynaa in uu inaa waafajiyo kherka Bishani ay wadato ee cibaadada, Daryeelka Masakiinta,garab istaaga daanyarta iyo agoonta iyo guud ahan Acmasha wanagsan ee mar walbo Laga rabo in ay ku tilmaamnaadan dadka islamka ah .

Bishan no bilabaty ee Ramadan wa bishii Qurโ€™aanka , bishii Naxriista, bishii barakada, bishii qeerka, bishi cibaaadada iyo Raxmada .

Dhamaan Maamulka , Ciyartoyda , Tageraha Kooxda FC DHABD UNITED oo idin leh RAMADAN MUBARAK.

Bishan Barakesan kuwii Qerkeda kafaidesta Alla ha naga dhigo Dhamanteen

Aaamiin Aamiin Aaamiin

RAMADAN MUBARAK .

Photos from FC dhabad united's post 16/02/2026

CIYAARTA GALABTA I.A

DHABAD UNITED VS DARAWISH FC

GAROONK : DHABAD STADIUM

WAQTIG : 4 : 40

DAWASHA WCN I.A

Photos from FC dhabad united's post 11/02/2026

CIYAARTI GALABTA WAXY KUSO IDLATY SIDA TAN

DHABAD UNITED 1 : 1 GOLDEN FC

GOALK

TATA Waxa Cawiye Ka Aha ABDIRAHMAN DREAM

CIYAARYAHANKI UGO FICNA ABDIRAHMAN DREAM

DADAL WACN

Photos from FC dhabad united's post 10/02/2026

CIYAARTA BARI GALAB I.A

DHABAD UNITED VS GOLDEN FC

GAROONK : DHABAD STADIUM

WAQTIGA : 4 : 40

DAWASHA WACN I.A

TIKITAKA TEAM ๐Ÿ”ฅโšฝ๏ธ๐Ÿ‘

Photos from FC dhabad united's post 06/02/2026

CIYAARTA GALABTA OO JIMCA AH I.A

QANSAX FC VS DHABAD UNITED

GAROONK : EMPIRE STADIUM

WAQTIGA : 4 : 40

DAWASHA WACN I.A

Photos from FC dhabad united's post 17/01/2026

HAMPALYO HAMAPALYO MEHER

Waxan halgan Hampalyo Meher ka lenahay Wallkeyn Mohamed Aamiin Iyo Marwadisa Qaaliga Ah Hamuun Mohamed Oo Maherkodu Ka Dhacay BOQOLMANYO

Waxan lenahay noqda Kuwi isku waara kala hela Awalad bari ah

Waxan idingu duceynayna ducadi Nabi Mohamed ( S.A.W)

Barakalahu lakuma Wabaraka Jamiicaa Baynakuuma

Waxan Alle uga baryaynaa in uu Qoyskooda ka yeelo kuwi Barakooba, ee Barwaaqooba isku waara oo ubad khayr qaba kala hela

Aamiin Aamiin.

Photos from FC dhabad united's post 16/01/2026

CIYAARTI GALABTA WAXY KUSO IDLATY SIDA TAN

DHABAD UNITED 1 : 1 HORMUUD FC

GOALK

AMIINKEY JR ๐Ÿ”ฅ SENSATIONAL FREE KICK

CIYAARYAHANKI UGO FICNA AMIINKEY JR

DADAL WACAN

TIKITAKA TEAM ๐Ÿ”ฅโšฝ๏ธ๐Ÿ‘

Photos from FC dhabad united's post 16/01/2026

CIYAARTA GALABTA OO JIMCA AH I.A

DHABAD UNITED VS HORMUUD FC

GAROONK : DHABAD STADIUM

WAQTIGA : 4 4O

DAWASHA WACN I.A

Photos from FC dhabad united's post 15/01/2026

๐Ÿ’ Hambalyo Aroos Wacan ๐Ÿ’
Hambalyo iyo duco ayaan u dirayna
Walaasheen Muno Shukri Salat
iyo
seygeeda Abdi Samad,
kuwaas oo maanta arooskoodu ka dhacay Degmada Balad Hawo.
Waxaan Alle uga baryayna inuu idin siiyo nolol wadajir ah oo ku dhisan jacayl, isfahan iyo naxariis, kana dhigo qoys ku waara kheyr, barako iyo farxad.
๐ŸŒท Hambalyo iyo guur barakeysan ๐ŸŒท

ุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ู„ูŽูƒูู…ูŽุงุŒ ูˆูŽุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ูŽุงุŒ ูˆูŽุฌูŽู…ูŽุนูŽ ุจูŽูŠู’ู†ูŽูƒูู…ูŽุง ูููŠ ุงู„ู’ุฎูŽูŠู’ุฑ

Photos from FC dhabad united's post 12/01/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMABALYO AROOS

Maanta Waxaan si Farxad Iyo Sharaf leh ugo Hambalyayneyna Arooska Qimaha badan Ee Legend kena Kooxda ahaa FEISAL KAARE ADAN Iyo gacalisadisa AYAN MOHAMED ABDIAZIZ Oo se her sare ah ogu dhacay Bardheere gedo

Arooskani Wuxu aha Mid Qurax Iyo Xaraago gaar ah lahaa, Kanaa marqaati Kacayay Jaceyl, isfaham Iyo Midnimo ay ku midoobeen labada Lamane

Waxaan ilaaahay ugo baryaynaaa in uu ka dhigo guurgoda Mid lagu Barakooba, kuna Maneysto Nabad, Isjaceyl, Barwaaqo Iyo Bash - Bash Waara , Kana dhigo Qoys Ku dhisan iimaan, Duulqad Iyo Wadajir

Waxan idinku duceynayna ducadi Nabi MoHAMED ( S.A.W)

Barakalahu lakuma Wabaraka Jamiicaa Baynakuuma

Ilaah haindigo arzaaqo awaalad Wanagsan Oo bariyaal ah I..a
Ilaah ha idin waafajiyo Nolosha cusub, Jacayl Waara, Nabad iyo Barwaaqo

Hambalyo Feisal iyo Ayan Mid guurkiina ha noqdo Mid guul iyo kheer ah

AMIIN AMIIN

08/01/2026

CIYAARTA GALABTA OO MUNASABADA AROOSK AH

ONE DAY TOURNAMENT ๐Ÿ†

DHABAD UNITED VS QADHAW FC

GAROONK : DHABAD STADIUM

WAQTIGA : 4: 30

DAWASHA WACN I.A

TIKITAKA TEAM ๐Ÿ”ฅโšฝ๏ธ๐Ÿ‘

Photos from FC dhabad united's post 08/01/2026

HAMPALYO HAMPALYO AROOS

Waxan halgn Hampalyo Aroos ah iyo duca aan la soo koobi karin Hawada umarinaynaa Arooska iyo Aroosada, Boqorka iyo Boqorada, zaxibkeyn nago Qaali ah marnaa ciyaaryahankena , iyo Macalinkenaa Kooxda ahaa ABDI NASIR IBRAHIM ( HANEY ) iyo Marwadisa Qaliga ah SHAMSO ISMAIL oo Maanta Arooskoda kadhacay Magaladaa Balad xaawo .

Waxan ugo ducayneyna ducadi Nabigeni Mohamed ( S.A.W)

Barakalahu lakuma Wabaraka Jamiicaa Baynakumaa

Ilaah haindigo arzaqo awaalad Wanagsan Oo bariyaal I.a

Ugo danbenti waxan leenahay Arooska iyo Aroosada gurigiina guur kheer guurgiina guri Nagi Guulow Ka yeel wiil iyo Caano iyo gabadha caano.
Kiwi iskuwara oo ebad noqdo
Rerki lago nasto lago Naagade, Wadajiree
Nabad - gala allahaayow idinka yeel

Aaamiin Aaamiin Aaamiin.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Balad?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Balad