Arsenal FC Somali Fans

Arsenal FC Somali Fans

Share

kusoo dhawaw waraka ARSENAL

18/10/2025

Tan iyo xeli ciyaareedki 2023/24:

Arsenal aya 37 gool ka dhalisay corner iyago 16 gool ka koreeya kooxda kuso xigta mudadaas.

Xeli ciyaareedkaan hada socdana 8 kulan aye 7 gool corner ka dhaliyeen. Set piece masters ✅

Corner for Arsenal = Penalty. Iska jira.

18/10/2025

FT: Fulham 0-1 Arsenal

Arsenal ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Fulham oo ahayd koox ay ku dhibanayd xilli ciyaareedyadii ugu dambeeyay.

Arsenal ayaa 19 dhibcood ku hogaaminaysa horyaalka Premier League.

3 Points + Clean Sheet. 💪🔴🔵🔥

18/10/2025

HT: Fulham 0-0 Arsenal

Qaybti h**e ee ciyaarta ayaa soo dhamaatay. Wali waa la is mari la'ayahay halfka h**e. 🔴🔵

Fikirkaaga?

18/10/2025

🚨🔴⚪️𝗧𝗘𝗔𝗠 𝗡𝗘𝗪𝗦: Tani Waa Shaxda Kulanka caawa Vs Fulham

David Raya, saliba Gabriel Magalhães, Timber, Calafiori Zubimendi, Declan Rice, Eze, Saka, Trossard Gyökeres

Kaydka: Kepa, Mosquera Skelly , Merino, , Nwaneri, Norgaard, Ben White, Marteneli .

Fikirkaaga Shaxda Caawa?

- seska✍️

18/10/2025

Yarkii Merino ahaa alaabtaan ayuu Instagram-ka soo saartay, waaku soo bilaaban rabaa miyaa kalsooni ayaa ka muuqatee 😂.

Waa naloo yaabaa hadii kan uu kusoo bilowdo.

_Aalinho✍️

18/10/2025

Kulanka Fulham labadan yaa u qalma in uu ku soo bilowdo?

Trossard Love ❤ saar

Martinelli 😮 Wow saar

- muzamil

Photos from Arsenal FC Somali Fans's post 17/10/2025

READY 🔜.

Let’s go gunners 💪👊❤️.

17/10/2025

🚨Arteta🗣 "Gyokeres Waxaan u sheegay in weeraryahanka aan rabo uu yahay mid u dulqaadan karo dhaleceynta xitaa haduusan goal dhalin 6 ilaa 8 kulan...

Haddii aad xirato funaanadda lambarka 14 ee Arsenal, waa inaad u dulqaadan karto cadaadiska iyo dhaleceynta💪

Gyokores waxaan ka rabaa inuu sii wado Form kiisa ciyaareed sidiisi h**e, markay fursad u timaadana, inuu ka faa’iideysto waxaana aaminsanahay in taas ay dhici doonto."🔥❤️

-Mohamett ✍️

Photos from Arsenal FC Somali Fans's post 17/10/2025

🚨 BREAKING: Macalin Arteta ayaa xaqiijiyay in Martin Zubimendi iyo Ben White ay diyaar yihiin oo laheli karo kulanka beri ee Fulham.

Sidoo kale wuxuu macalin-ku intaas kudaray in Soo laabashada Noni Madueke ay soo dhawaanayso.

Ahmed ✍️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Banaadir?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu
Banaadir