18/10/2025
Tan iyo xeli ciyaareedki 2023/24:
Arsenal aya 37 gool ka dhalisay corner iyago 16 gool ka koreeya kooxda kuso xigta mudadaas.
Xeli ciyaareedkaan hada socdana 8 kulan aye 7 gool corner ka dhaliyeen. Set piece masters ✅
Corner for Arsenal = Penalty. Iska jira.
18/10/2025
FT: Fulham 0-1 Arsenal
Arsenal ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Fulham oo ahayd koox ay ku dhibanayd xilli ciyaareedyadii ugu dambeeyay.
Arsenal ayaa 19 dhibcood ku hogaaminaysa horyaalka Premier League.
3 Points + Clean Sheet. 💪🔴🔵🔥
18/10/2025
HT: Fulham 0-0 Arsenal
Qaybti h**e ee ciyaarta ayaa soo dhamaatay. Wali waa la is mari la'ayahay halfka h**e. 🔴🔵
Fikirkaaga?
18/10/2025
🚨🔴⚪️𝗧𝗘𝗔𝗠 𝗡𝗘𝗪𝗦: Tani Waa Shaxda Kulanka caawa Vs Fulham
David Raya, saliba Gabriel Magalhães, Timber, Calafiori Zubimendi, Declan Rice, Eze, Saka, Trossard Gyökeres
Kaydka: Kepa, Mosquera Skelly , Merino, , Nwaneri, Norgaard, Ben White, Marteneli .
Fikirkaaga Shaxda Caawa?
- seska✍️
18/10/2025
Yarkii Merino ahaa alaabtaan ayuu Instagram-ka soo saartay, waaku soo bilaaban rabaa miyaa kalsooni ayaa ka muuqatee 😂.
Waa naloo yaabaa hadii kan uu kusoo bilowdo.
_Aalinho✍️
18/10/2025
Kulanka Fulham labadan yaa u qalma in uu ku soo bilowdo?
Trossard Love ❤ saar
Martinelli 😮 Wow saar
- muzamil
17/10/2025
READY 🔜.
Let’s go gunners 💪👊❤️.
17/10/2025
🚨Arteta🗣 "Gyokeres Waxaan u sheegay in weeraryahanka aan rabo uu yahay mid u dulqaadan karo dhaleceynta xitaa haduusan goal dhalin 6 ilaa 8 kulan...
Haddii aad xirato funaanadda lambarka 14 ee Arsenal, waa inaad u dulqaadan karto cadaadiska iyo dhaleceynta💪
Gyokores waxaan ka rabaa inuu sii wado Form kiisa ciyaareed sidiisi h**e, markay fursad u timaadana, inuu ka faa’iideysto waxaana aaminsanahay in taas ay dhici doonto."🔥❤️
-Mohamett ✍️
17/10/2025
🚨 BREAKING: Macalin Arteta ayaa xaqiijiyay in Martin Zubimendi iyo Ben White ay diyaar yihiin oo laheli karo kulanka beri ee Fulham.
Sidoo kale wuxuu macalin-ku intaas kudaray in Soo laabashada Noni Madueke ay soo dhawaanayso.
Ahmed ✍️
16/10/2025
🚨Gabriel 🗣 “Waligay ma arkin wax la mid ah... Max Dowman waa ciyaaryahan Cajiib ah!”
Waa 15 jir kaliya waana ciyaryahan aan cadi aheyn taasina waa wax waali ah!.
Max Dowman Qof walba Ayaa ka yaaban 🔥
-maajid ahmed
16/10/2025
🚨Ben White ayaa ka maqnaa tababarkii kooxda Arsenal ee maanta. ❌🏴
📌 Lama shaacin sababta rasmiga ah ee maqnaanshihiisa, balse wararka qaar ayaa tilmaamaya in laga yaabo inuu jiro xaalad dhaawac.
[]
Gurey✍️✍️✍️✍️✍️