27/12/2022
Hambalyo kooxda Chelse oo guul weyn ka gaartay Kooxda AFC Bournemouth
Chelse 2____0 Bournemouth
Ogowna shantiu kulan ee ugu danbeeyay Chelse Hal ciyaar may badin 3 waa laga badiyay 2na bareejo ee. Horyaalka ingiriiska ah
Halka Bournemouth Shan tii ciyaar ee ugu danbeysay 1ciyaar bas ay badisay 4ta kalana waa laga badiyay ee horyaalka ingiriiska
isoo dhaweeya team sports
27/12/2022