Cabdi khaliq footballer

Cabdi khaliq footballer

Share

Football analyst

23/09/2025

🏆 Osmaan dembele wuxuu kamid noqday 10 ciyaar yahan e Ballon do ar champions league io world cup wada qaaday

🇩🇪 Franz Beckenbauer
🇩🇪 Gerd Müller
🇮🇹 Paolo Rossi
🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Sir Bobby Charlton
🇫🇷 Zinedine Zidane
🇧🇷 Rivaldo Vítor Borba Ferreira
🇧🇷 Ricardo Izecson dos Santos Leite Kaká
🇧🇷 Ronaldinho Gaúcho
🇦🇷 Lionel Andrés Messi
🆕 🇫🇷 Ousmane Dembélé

20/03/2025

Raull Asensio kuma jiro liiska xulka qaranka Spain ee ciyaarta caawa 🚨

Argtidaada?

19/03/2025

Ma Ogtahay In Garnacho Goolal Ka Badan Mo Salah & Haaland Uu Ka dhaliyay Kulamada Finalka Ah 🫣

Haaland Wali Mustaqbalaaba Udhimanee 32-Jirka Salah Waa La Yaabay

16/03/2025

what acome back 🔥
A.madrid cidi kaliya ee meel saari karta waa barcelona runtii
tababaraha badalkii waa ku faa iiday

16/03/2025

Rasmi New Castle koob ay ku guulaysato waxa ugu dambeysay 1955kii 😮

70 sanno kaddib waxay ku guulaysatay Carabao Cup, waxay ka qaaday Liverpool oo 2015 inay ka badiso ugu dambeysay 🤯
Liverpool 4 tii cup ee rabeen mxaa usoo haray

Congratulations the Magpies 🫡

16/03/2025

Maanta ilaa caawa waa super Sunday 🔥🔥👏🏻

Saadaalin ka bixi kulamadaan isugu jira derbiyada, finalka & kulamo horyaalo sameeyn weeyn ku yeelan doona.

12/03/2025

Real Madrid aya wareeg walba oo kamid ah champaha garaacday deriskooda Atletico.

Wareega;
16ka ✅
8 dhamaadka ✅
4 dhamaadka ✅

Final ✅

Dariskooda kamay xishoon

12/03/2025

Hanbalyo Real madrid
Alvares kubada lugtiisa kale ayey sii taabatay saas syaa looga diiday
next Arsenal Vs Real madrid 🔥

12/03/2025

Ma ogtahay?

2 sano ka hor maamulka kooxda Chelsea aya iska diiday in shaqada u dhiibaan macalin Enrique oo diyaar u aha waxeena ka doorbideen Pochettino oo side rabeen ku aqbalay halka Enrique diiday sidaas asago yiri Aniga nin weeyn ahay howsha kooxda ii daaya ama nagu kala wada.

2 sano kadib Chelsea weli wareerki ayee ku jirta halka Enrique dhisay mid kamid ah kooxaha ugu fcn Yurub.

Chelsea markaas Romanka hadu joogo laha Enrique waxu ku biiri laha Chelsea balse Kuwa ganacsi joogo hada oo waxe dhisayaan fahmeen oo Yes man lee iska rabo.

11/03/2025

BY By Liverpool

11/03/2025

FCB to quarter finale 🔥

Barca Natiijo iyo Ban dhig cajiiba, kaddib wareega 8aad ayay iska xaadiriyeen,

Raphinha Benefica xarash miyuu u haayey 3 game5 goals🔥

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Banadir?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Banadir
Banadir