19/10/2026
-Mateo Kovaciç, Nico Oreily, Matheus Nunes iyo Erling Haaland ayaa dhamaantood ka maqnaa tababarkii maanta.🤯
-Halka Vitor reis, Mcaidoo iyo Samba ay qeyb ka ahaayeen ciyaaryahannada tababarka qaatay, waxa macquul in kulanka habeen danbe rotation u sameeyo macalinku sida kii Ipswich town.📍
-Maxay kula tahay adiga?.✍️