08/12/2024
Horyaalka Serie A ayaa sanadkaan xamaasadiisa eey aad usaraysaa iyado o ay isku haystaan dhowr koox.
Waa tan shaxda kala horaynta illaa iyo hadda la cayaaray.
Kooxdaada halkee kujirtaa?
Sports Team
08/12/2024
Horyaalka Serie A ayaa sanadkaan xamaasadiisa eey aad usaraysaa iyado o ay isku haystaan dhowr koox.
Waa tan shaxda kala horaynta illaa iyo hadda la cayaaray.
Kooxdaada halkee kujirtaa?
21/06/2024
PUBG MOBILE: It is time for CHICKEN DINNER. Tap the link to join me and we will win together!
England caawa waa looyaabaa
07/01/2024
Manchester United ayaa diyaar u ah inay Aaron Wan-Bissaka dib ugu soo celiso Crystal Palace iyada oo qayb ka ah heshiis isku badalasho ah oo ay ku raadinayso garabka Eagles Michael Olise. (Daily Star)
Maya maku dhihi kari mana kaatagi karo.
GGMU
11/12/2023
Casemiro ayaa lagu arkay isaga oo kaligiis ku tababaranaya Carrington, xilli uu sare u qaaday soo kabashadiisa United. Hayeey Liverpool iska jira heee
DUNIÐA WAA HARKA LABADIISA GELIN.
MAALIN ADIGAA ISKA LEH, MAALINTA WAA LAGUUGU LEEYAHAY.
MAALMIHII WACNAA WEYSOO SOCDAAN AAN ISKA SABARNO.
DOOLLI BOODBOODKIISA MUKULAAL XANAAQEEDA WAAYAY.
❤️❤️❤️
26/08/2022
Nin taksiile ah ayaa wuxuu dhahay waxaan soo qaaday Maamo wayn iyo gabadheeda.
Gabadha waxay ka hadlaysay ninkeeda dhibka uu ku hayo, inuu mararka qaar iska xanaaqayo markay sameyso wax uusan u sheegin
Maamadii waxay ku tiri gabadheeda sida uu yahay ninkaaga kula dhaqan.....fiiri aniga iyo abahaa 30 sano ayaan is qabnaa,nolosheena waa caadi dhib k**a jiro waana is fahanaa sababta mataqanaa wax walbo uu yiraahdo waxaan ugu jawaaba waayahay xaaji waan sameynayaa anigoo dareensiinayo inuu asaga i xukumo laakiin waxaan sameyaa waxa aan aniga rabo.
Ma ogtahay ragga waa doqomo markay is xanaajiyaanba hal eray aad tiraahdid ayay ku dagayaan ama ku aamusayaan?
Taksiilihii wuxuu dhahay islaantii way iga xanaajisay dhiig karna way igu riday anigoo is xanaajinayo ayaan fiiriyay meesh ay fadhiyeen
Islaantii markay i aragtay waxay igu tiri adiga kuma jirtid wiilkayga qof aqli badan ayaad tahay Allaha ku dhawro
Anigoo dhoola cadeynayo ayaan sii jeestay mise waxaan maqlay ayadoo cod hoose ku leh ma aragtaa doqonimadiisa hal eray ayuu ku aamusay 😆
XIGASHO: Eng Abdulaziz Addow.
GLORY GLORY MAN UNITED.
MAN UTD DIE HARD FANS.