Horseed Waaberi fc

Horseed  Waaberi fc

Share

HADII AAD RABTO WEBSITE KA KOXDA KUDHUFO QEYBTAN KORE��
KAAGA MUUQATA� HADA OO KU QORAN� w Page ka Academy ga waaxda HORSEED ee degmada waaberi

09/01/2026

😭 goob aan la ilaaweyn

07/04/2025

_________//// 8 Apr 2025\\\\__________

05/04/2025

Waxa dib loo dhigay kulanki maanta ee k**a dambeyska aha ee futsalka degmada waaberi

Waxa la filayaa in dib lo ciyaari dono maalinta
Talaadada I.a

Guuuuuuuuuu_horseeeed_waaaaberi

03/04/2025

🔴🟡I.a Waxaan berito sabtida ah ciyaari donna kulanka k**a dambeyska ah ee 🥅degmada waa

Waxaan rajenenaa in an noqono guleystayasha🏆🥇sanadkan 2025 I.a

Photos from Horseed  Waaberi fc's post 12/03/2025

Ramadan cup Waaberi 13 - 3

09/03/2025

Waxaan berito ciyaari donna Kullanka 2aad ee futsalka degmada waaberi anago laciyari dona koox ku ciyaarta magaca

Waxan rajenenaa guul I.a

I.a

04/03/2025

Alx kullanki 1aad futsalka degmada waaberi sido kale guul ayan ku bilownay waxan rajenenaa in an kulamada kale guulo qurux badan soo hoyno I.a

04/03/2025


Waxan maanta ciyaari donna kullankena 1aad ee degmada waaberi anago laciyaari dona koox ku ciyaarta magaca SARGADUUDA_FC

Waxaan rajenena in aan guul ku furano tartankana aan ku guleysano I.a

03/03/2025

🤲Kulanka 1aad ee futsalka degmada xamar jajab waxan ku bilownay guul I.a kulamada kale waxan rajenenaa guulo kasi qurux badan
🔴🟡

03/03/2025

Match day 🔴
Waxaan Kulanka 1aad ee tartanka Ramadan cup maanta ku ciyaari Donna futsal ka degmada xamar jajab

Waxan rajenenaa in an kufurano guuul I.a tartankane aan ku guleysano Hadu Allah idmo

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Banadir?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Mogadishu
Banadir