Al- furqaan fc

Al- furqaan fc

Share

Al furqan is a sports team in hilwa district. welcome to our page with open hands. for appointment i

17/09/2023

Biri galab waxaa jiro kulan in badan Lawada sugaayay Kooxda guulaha badan ee Al furqaan iyo koxda onkod ayaa usku arki rabo markii 2 labaad Taarikha ahaan kulamada ay ciyaaren Al furqaan ayaa guul ka gaartay birina waxaa la filaa in aay qadaan wadadii h**e ee logo bartay guul insha allaah

17/09/2023
01/08/2023

Koox walbo waxa ay soo saartaa jiil cusub oo ah kuwa ugu wanaagsan waxaana garab taagan xidiga ugu wanaagsan dalka iyo macalimiin wanagsan sida Ciyaaryaan Yoonis ote iyo macalin yaxye and macalin cadaani

27/07/2023

Halkaan maxaa kaaga muuqdo jiilkii dahabiga ahaa ee Al furqaan xasuusta dib u raac kaa ka xusi kartaaa halkaaan

Photos from Al- furqaan fc's post 27/07/2023
Photos from Al- furqaan fc's post 27/07/2023

Tawabarkii sakay Ciyaaryahnada 12 jira
Iyo 16 jirada Academy Al furqaan A.c

08/07/2023

Tawabarkii manta waxuu kusoo dhamaday jawi qurux badan alle ayaa mahada leh 2 macalin yaxye iyo maamulka 3 ciyaaryahnadii sida quruxda badan usoo ajiibay 4 Taageerayaashi Shaaha iyo biyaha la taagnaa Albaabka ayaa mudnaan gooni leh

Photos from Al- furqaan fc's post 08/07/2023

Waxaa shalay garoonka Da aada wen ee qob dooro lagu soo bandhigay saxiixyada cusub ee koxda Al furqaan sc waxa ayna sameyeen shaqo wanaagsan oo ku dayasho mudan

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Banadir?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Mogadishu
Banadir