Waxaan rajaynaa in aydaan marti geliyayaal noqono sanadka in aynu koobka ku guulaysano
xil Jaamac Macaf
Xoogsade Sports
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xoogsade Sports, Sports, Berbera.
Halkan Waa Pageka rasmiga ah Ee Xoogsade sports kaas oo kala socon doontid Sportska Qaybihisa kala Duwan iyo sidoo kale ciyaaraha sida tooska ah u dhacaya, Fadlan Follow dheh Pageka si aad ula socoto Sportska aanu halkan Kuso Gudbin doono Mahadsanid
Waa nasiib daro inagoo joogna in berbera laynagaga taageero batay, weliba gobolka togdheer baa inagaga fara bata
Xil Cali Cabdi Maxamed
Warbixin Horyaalka Horyaalada Oo Galay Wareega 16Ka
13/01/2026
Waxa Maanta Garoonka Cabdalle stadium ka qabsoomey kulan ciyaared xiiso badan oo ay yeeshen Bahda Saxaafadda iyo Macalimiinta Horyaalka horyaalada jsl Kulan kan ayaa ahaa Mid is dhex gal iyo Madadaalo u badan kaaso lagu xoojinaayeyy Xidhiidh ka dhaxeeya Saxaafada iyo Bahda ciyaraha
Taasi oo Ku dhamaatay 4:3, Guushuna Ku racaaday macalinminta
Garoonka Dhaawac Baa Ciyaartoyda Ka Soogadhaya
Ciyaartoy Ganto
TOOS/LIVE: Isku aadka wareega 16-ka horyaalka horyaalada Somaliland
Ciyaartoygii Todobaadka usaame Kayse
12/01/2026
Full time
Gashaan hargaysa 5 Vs Asluubta sanaag 2
horyaalka horyalada Somaliland | Kulanka 1aad.
Abdale stadium.
12/01/2026
Qaybta 3aad
Gashaan hargaysa Vs Asluubta sanaag
horyaalka horyalada Somaliland | Kulanka 1aad.
Abdale stadium.
12/01/2026
Qaybta 2aad
Gashaan hargaysa Vs Asluubta sanaag
horyaalka horyalada Somaliland | Kulanka 1aad.
Abdale stadium.
12/01/2026
Qaybta 1aad
Gashaan hargaysa Vs Asluubta sanaag
horyaalka horyalada Somaliland | Kulanka 1aad.
Abdale stadium.
Xidigaha Cirku Waa Xidigaha Cirka Marna Loo Biqimaayo
Ciyaaryahan Nagiib
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Address
Berbera