Daalo 2021
asc wr wb asxaabta dhaman meel kastaad jogtan faraxad igu noolaada
Asc dhmn f and f aynu badino kalmadaha qimaha badan akhiro iyo aduunba way ina anfacayaan
21/11/2021
Hanbalyo hanbalyo waxaan halkan meher uga diarayaa wlshey nimco jamac raage iyo saygeeda c/raxman oo khamiista meherkoodu ka dhici doono casimada somaliland ee hargaysa waxaan idiinku duacaynayaa duacadii rasuulka scw barakalahu laka wabaraka calayka wajamacakuma bilkhayr aw filkhayr barakooba wll
Waxaan halkan ka hanbalyeynayaa gudomiyaha cusub ee xbisbiga wadani xirsi xaaji cali gudommiye soo dhawoow ban ku leeyahay
Asc asxaabta dhaman aad baan idiin salamayaa intay habeen u tahay intay galab u tahay iyo intay subax u tahayba
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Berbera
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |