Panbile Sports Group

Panbile Sports Group

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Panbile Sports Group, Sports, Berdale.

30/01/2026

MUBARAK πŸ†š BCC

🎯 SAADAALI OO GUULEYSO!
πŸ‘‰ Ku qor faallada score-ka saxda ah
πŸ‘‰ Like saar post-kan
πŸ‘‰ Share garee si asxaabtaada uga qeyb qaataan

QOFKII SI SAX AH U SAADALIYA KULANKAN, WUXUU KU GUULEYSTA
🎢 FANAANAD MAALIYAD OO AY BIXINAYSO Panbile Sports Group.

⏰ Degdeg u saadaali ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban!






27/12/2025

πŸ†πŸ†HAMBALIYO XAFADDA HORSEED πŸ†

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Kooxda Xaafadda Horseed oo si sharaf leh ugu guuleysatay Koobka Xaafadaha Degmada Berdale πŸ†βš½

Guushan waa mid ka dhalatay dadaal, iyo ciyaar heer sare ah πŸ’ͺπŸ”₯
Waxaad noqoteen tusaale ay xaafadaha kale ku daydaan πŸ‘

Guul joogto ah ayaan idiin rajeyneynaa, hana noqoto bilow guulo ka waaweyn kan Insha’Allah ⭐

Hambalyo mar kale Champions! πŸ†πŸ₯‡




25/12/2025

🎯🎯🎯🎯🎯 MATCH DAY! ⚽ 🎯🎯🎯🎯🎯

HORSEED πŸ†š OCTOBER

🎯 SAADAALI OO GUULEYSO!
πŸ‘‰ Ku qor faallada score-ka saxda ah
πŸ‘‰ Like saar post-kan
πŸ‘‰ Share garee si asxaabtaada uga qeyb qaataan

πŸŽ‰ QOFKII SI SAX AH U SAADALIYA KULANKAN, WUXUU KU GUULEYSTA
🎢 FANAANAD MAALIYAD OO AY BIXINAYSO PANBILE SPORTS GROUP!

⏰ Degdeg u saadaali ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban!






08/06/2025

Panbile Sports Group waa Hooyga dhalinyarada Degmada Berdale Bayeed.

04/04/2025

Waxaa maanta Degmada Berdale lagu qabtey kulan ciyaareed xiiso badan oo u dhaxeeyey iyo Degmada , Kulankaas oo ka dhacey Haamud Stadium ee Degmada Berdale. Kulan ciyaareedkan waxaa qeyb weyn ka qaadatay Sports Group oo ah Carwo ku taala Degmada Berdale.

Panbile Sports Group waxaad ka heleysaa dhamaan qalabka ciyaaraha iyo labiska Raga.

Wixii faafaahin ah kala xiriir
Whatsapp: +252615127896.
Tel: +252625127896.

Photos from Panbile Sports Group's post 03/04/2025

Waxaa maanta Degmada Berdale lagu qabtey kulan ciyaareed xiiso badan oo u dhaxeeyey Youtubers iyo Tiktokers Degmada Berdale, Kulankaas oo ka dhacey Haamud Stadium ee Degmada Berdale. Kulan ciyaareedkan waxaa qeyb weyn ka qaadatay Sports Group oo ah Carwo ku taala Degmada Berdale.

Panbile Sports Group waxaad ka heleysaa dhamaan qalabka ciyaaraha iyo labiska Raga.

Wixii faafaahin ah kala xiriir
Whatsapp: +252615127896.
Tel: +252625127896.

30/11/2024

Panbile Sports Group

12/11/2024

Panbile Sports Group Farxada dhalinyarada waa farxadeena.

Photos from Panbile Sports Group's post 10/11/2024

Panbile Sports Group Hadafkeedu waa Qancinta Macaamiisheeda.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Berdale?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Berdale

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00