Horseed football dhahar

Horseed football dhahar

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horseed football dhahar, Boosaaso.

07/08/2026

ALXAMDULILAH

CIYARTII GALABTA WXAY KUSOO IDLATAY ⚽️❤️

Horseed fc 0️⃣ vs 0️⃣ DHAMBAAL fc

07/08/2026

Salamulaah

● maanta oo Ah Malin JIMCA AH Tariikhduna tahy 2026/8/7

● Wuxu Teamku laciyaridonaa

dhambaal fc XINGALOOL vs Horseed Fc DHAHAR

• Waxan Rajeyn Doona Inaad Nagala Soo Qeyb Geli Dontaan Dhamaan Bahda Kubada Cagta Ee Degmada Dhahar

✋️ Mach kaloo xisa badn

20/07/2026

ALXAMDULILAH.

CIYARTII GALABTA WXAY KUSOO IDLATAY ⚽️❤️

Horseed fc DHAHAR2️⃣:1️⃣ new dhahr fc

20/07/2026

MATCH FRIENDLY

➡️ Maanta waxaa garoonka ku kulmaya da'da yarta labada kooxood. Waa fursad ay ku muujiyaan hibadooda, kartidooda iyo mustaqbalka ifaya ee kubadda cagta.

➡️ Waxaan rajaynaynaa in ciyaartoydu ay soo bandhigaan ciyaar qurux badan, anshax wanaagsan, is-ixtiraam iyo tartan hufan.

➡️ Guushu waa muhiim, laakiin ciyaarta wanaagsan iyo akhlaaqdu waa guusha ugu weyn.
Waxaan u rajaynaynaa labada kooxood in ay soo bandhigan ciyar qurux badan. ⚽🔥

Photos from Horseed football dhahar's post 19/07/2026

ALXAMDULILAH.

CIYARTII GALABTA WXAY KUSOO IDLATAY ⚽️❤️

Horseed fc DHAHAR1️⃣:1️⃣ Booray (JARIIBAN)

Photos from Horseed football dhahar's post 19/07/2026

Salaan diirran dhammaan taageerayaasha sharafta leh ee Horseed FC Dhahar. 💚🤍

Maanta oo ah Maalin Axad, Taariikhduna ku beegan tahay 2026/07/19,
waxaa inoo ballansan kulan xiiso iyo xamaasad badan leh oo ay kooxdeennu la ciyaari doonto dhiggeeda:

⚽ Booray (Degmada Jariiban)
🆚
🐎 Horseed FC Dhahar

Taageeradiinnu waa awoodda kooxda, waana waxa dhiirrigeliya guusha
Kasoo qabaygal wnagsan ⚽️🫡

Photos from Horseed football dhahar's post 13/07/2026

🎉✨🥇🥈🥉🏅 Hambalyo! Hambalyo!

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan shaqsiyaadka lagu maamuusay dadaalkooda, anshaxooda iyo kaalintii ay ka qaateen CUP X.SRE.

🏅 Captain-kii Ugu Fiicnaa cup x.sre

Hambalyo Ayuub Cawad Siciid, oo loo aqoonsaday Captain-kii Ugu Fiicnaa ee CUP X.SRE. Hoggaamintaadii iyo dadaalkaagii waxay noqdeen tusaale lagu daydo.

🏆 Team-ka Ugu Fiicnaa cup.X sre

HambalyoNajip Siciid (Cateeye) oo guddoomay Shahaadada Team-ka Ugu Fiicnaa. Abaalmarintani waa aqoonsi muujinaya dadaalka, wadajirka iyo kartida kooxda.

🥇 Top Scorer - CUP X.SRE

Hambalyo Farax Apiip, oo ku guuleystay Top Scorer-ka CUP X.SRE. Dadaalkaaga sii wad, waana kugu hambalyeynaynaa guushan qiimaha leh.

⭐ Xiddigii Ugu Fiicnaa - CUP X.SRE

Hambalyo TUUPEYE, oo loo aqoonsaday Xiddigii Ugu Fiicnaa ee CUP X.SRE. Waxaad noqotay xiddig si dhab ah u iftiimay, waxaana kuu rajaynaynaa guulo intan ka sii waaweyn.

Ugu dambayn, hambalyo dhammaan xiddigihii lagu maamuusay xafladda CUP X.SRE. Waxaad matasheen Family Horseed FC, waxaana idiin rajaynaynaa guulo ka badan kuwa maanta. Forever Horseed FC! ❤️🏆

12/07/2026

🎉 OGEYSIIS MUHIIM AH – XAAFADA SARE CUP-26 🏆

Waxaa dhammaan bulshada degmada Dhahar lagu casuumayaa xafladda xiritaanka Xaafada Sare Cup-26, oo caawa lagu qabanayo:

📍 Hoolka Dawladda Hoose ee Degmada Dhahar
🕢 Saacadda: 7:30 Fiidnimo

Xafladdu waxay noqon doontaa mid lagu maamuusayo guushii tartanka, laguna qabanayo:

🏅 Abaal-marinta kooxaha iyo ciyaartoydii ugu wanaagsanaa.
🤝 Mahadnaq loo jeedinayo dhammaan dadkii ka qayb qaatay qabsoomidda tartanka.
❤️ Xoojinta midnimada, wadajirka iyo horumarka bulshada magaalada Dhahar.

Ku soo dhowaada dhammaantiin, si aynu u wada dabaaldegno guusha, isxilqaanka iyo midnimada bulshada. ⚽🏆

09/07/2026

🏆 FINALKA XAFADA SARE CUP DHAAHAR 2026 🏆

Waxaa la gaadhay kulankii ugu weynaa tartanka! Hamblyo FC iyo Baraxada FC ayaa foodda is dari doona si loo ogaado kooxda ku guuleysan doonta koobka.

📅 Maalinta: Jimce, 10 July 2026
🕓 Waqtiga: 4:00 Galabnimo
🏟️ Garoonka: Baraxada Stadium – Dhahar

Kaalaya oo taageera kooxdaada, kana qeyb qaata jawiga xiisaha leh ee Finalka Xafada Sare Cup Dhahar 2026. Ha moogaan! ⚽🔥

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Boosaaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Boosaaso