29/05/2026
New signing for Barcelona
kusoo dhawoow wararka ciyaaraha
29/05/2026
New signing for Barcelona
28/05/2026
Ninkan Muxuu diirada aad ugu saara marka ay kooxdu corner tuuranayso waxaa lagu leeyahy gaol kaste oo kooxdu ku dhaliso oo set-space ah wuxu qaadanayaa Β£10,000 .
Arsenal scored from 34 π³π
28/05/2026
Anthony Gordon welcome to Barcelona βοΈπͺπΈ
28/05/2026
π¨π¨Ferran Torres ayaa diiday in lagu daro heshiiska Julian Alvarezβ
-Roger TorelloπποΈ
28/05/2026
π¨ ππππππππ: Neymar jr ayaa dhaawac ku maqnaan doona 2 ilaa 3 weak
Waxa uuna seegi doona kulanka ay laciyaari donaan xulka Brazil xulka Morocco ββ€οΈβπ©Ή
Get well soon, Ney! π€πΌ
28/05/2026
Kee waa timberkeena?
28/05/2026
Isha ku hay halkan ninkan xaaladiisu waa done 100m oo aan ciyaaryahan lagu darin ayay Barca ka gudbisay kooxda ayaa rabta inay soo gabagabayso xidigan inta aan la aadin koobka aduunka
28/05/2026
π¨ Mikel Arteta: βGoβaanka Raya iyo Ramsdale waa tusaale nool oo muujinaya tayadayda manager nimoββ
βRamsdale waa goolhaye tayo leh, laakiin Raya ayaa si fiican ugu habboonaa qaabka aan rabay inaan kooxda ku ciyaarsiiyo.β π§€
28/05/2026
π¨ ππππππππ: Barcelona ayaa dalab β¬ππππ β οΈ ah ka gudbisay juliano alvares
βSidoo kale isaguna uu rabaa πππ₯ππππ’π‘πβ. π¬
28/05/2026
Letβs go
π¨π΅π΄ Breakinh News : Barcelona waxay diyaarinayaan dalabkoodii ugu horreeyay ee rasmi ah oo ay ka gudbinayaan JuliΓ‘n Γlvarez, waxaana la filayaa in dhawaan la diro β iyada oo aan wax ciyaartoy ah lagu darin heshiiska.
JuliΓ‘n wuxuu AtlΓ©tico u sheegay inuu doonayo inuu baxo kadib markii uu bilo kahor diiday heshiis cusub.
βοΈ Kadib kulan toos ah oo dhex maray wakiilka ciyaaryahanka iyo dhex-dhexaadiyeyaasha, BarΓ§a waxay diri doontaa dalab rasmi ah.
Fabrizio Romano
28/05/2026
π¨ ππππππππ: ππππ π
ππππππππ ayaa cadeeyay inuu ka tagayo πππππππ
Kooxdee ayuu kusoo baxayaa ninkan lacagta lagu heli karo waa 138m