Godka Stadium ,Shacabka

Godka Stadium ,Shacabka

Share

Xalkani Waa Page ka RasmiGa ah ee Garoonka Godka ee Xafada shacabka Waxa kala socon karta
Koob kaste

29/03/2025

Tartanka Horyaalka Xaafada Shacabka ee (Ramadaan shacab leugue) ayaa maanta si habsami leh loogu soo gabagabeeyay garoonka godka stadium
Waxaana madasha xidhitaanka tartanka kasoo qayb galay gudoomiyaha Degmada Sh cismaan Abdisahal cismaan aarayte

Photos from Dear Studio Production's post 29/03/2025

Champions 2025 shacab ramadan leagu
Godka stadium. Casri jet

Photos from Dear Studio Production's post 29/03/2025

Tartanka Horyaalka Xaafada Shacabka ee (Ramadaan shacab leugue) ayaa maanta si habsami leh loogu soo gabagabeeyay garoonka godka stadium
Waxaana madasha xidhitaanka tartanka kasoo qayb galay gudoomiyaha Degmada Sh cismaan Abdisahal cismaan aarayte

Photos from Real Sports's post 10/04/2024
10/04/2024

Waxa xalay hotel haldoor ka qabsoontay xaflada xidhatanka horiyaalka xafad waynta shacabka

Photos from Real Sports's post 10/04/2024

Waxa shalay lasoo gabagabeyay tartanka bisha ramadan ee garonka godka ee xafada waynta shacabka

Photos from Godka Stadium ,Shacabka's post 28/03/2024

Waxa si habsami leh u socda koobkii horyaalka ahaa ee xaafad weynta shacabka oo ka socda garoonka godka ee xaafada ku yaalaa
Waxaa soo xidhmaya wareegii labaad ee koobka
Kooxaha is wajahahy shalay waxay natiijadoodu ahayd
sida tan
Amaani super market[2] vs Digaale Businnes Center[4 ]
Ciyaartii labaad waxa fooda is daray kooxaha kala
ah

shardiid shop [1]vs Durdur m bakery[5]
Horyaalka waxa hogaaaminaysa kooxda ku ciyaaraysa magaca Digaale busines center

Photos from Godka Stadium ,Shacabka's post 16/03/2024

Waxa si Rasmiya uga bilaambay Xaafad waynta Shacabka Koobki Bisha ramadaan,
Kaaso ka duwan qababki h**e u dhici jiray Sanadkan.

Sanadkan Waxa Loo dheelaya Qaab Horyaal kaaso ka dhexeeya 4 kooxood oo kala ah,
π™Žπ™π™–π™§π™™π™žπ™žπ™™ π™π™šπ™–π™’ .
π˜Όπ™’π™–π™–π™£π™ž π™π™šπ™–π™’.
𝘿π™ͺπ™§π˜Ώπ™ͺ𝙧 π™π™šπ™–π™’.
π˜Ώπ™žπ™œπ™–π™–π™‘π™š π™π™šπ™–π™’.

Waxa Wada Dheelay Furitaanki Koobka..

𝘿π™ͺπ™§π˜Ώπ™ͺ𝙧 4 : 3 π˜Όπ™’π™–π™–π™£π™ž
π™Žπ™π™–π™§π™™π™žπ™žπ™™ 4 : 1 π˜Ώπ™žπ™œπ™–π™–π™‘π™š

𝙠𝙖𝙑𝙖 π™Žπ™Žπ™€π™˜π™€π™¬π™žπ™­π™ž π™¬π™–π™§π™—π™žπ™­π™žπ™£π™– 𝙓𝙖𝙑𝙠𝙖𝙣..πŸ‘‹πŸ»πŸ”₯πŸ†

21/04/2023

Champion of 2023
Amaani Super market…

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Borama