Maxay dheheen maxay dheheen😂
Cilaan Media
Waxan so gudbinaa wax bulshada dan u ah
Marna saylac u dhiman mayno hada re xebed nahay o re borama na dawan mayan marna hana munafaq ha wadan
Saylac iyago samaroon sa uga dabaal degay in 10 ciise ka samayn bato waxa keenay caqli xumo boorama taala aya ragaadisay xeebta re boorama cuqdada hala fadhiistan melgaadhsisnayn
Xaqlayaashi saylac
Abwan cawil gabay caqiibo leh bulshada la wadagay xasan gur guurtana dabka saray
Hablahi caasimada lahaa o ku dabaal dega 18may ❤️🤍💚
Happy 18may Garbodadar
14/05/2026
Cabdi Maxamuud Jaamac (Gaagaale) waxa uu galabta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Golaha wakiillada Somaliland 1993 ilaa 2021. Waxa uu ahaa wasiirkii Hawlaha Guud 1994.
Waxuu ahaa injineer wax ku soo bartay dalka Britain 1960 - 1964. Wuxuu wax badan kasoo qabtay xiligii Dawladihii Soomaaliya.
Mashaariicda uu dhismaheeda sida wayn u fuliyey waxaa ka mid ahaa dekada Magaalada Berbera iyo waliba Warshadda Hilibka ee Kismaayo, Eng Cabdi Maxamuud Jaamac wuxuu ku dhashay magaalada Saylac 1933-kii.
13/05/2026
Gudoomiyaha wakalada biyaha saylac qori cas
Ciyaalkan re boorama fadiirada ku faxday in ka dabada lo qabto weeyi adeer dhimasho hada rabtaan kalaya anaga idin hayna mel lagu dhintee magalada buuqa ka daaya
Tageerayashi e garbodadar o weerarka barcelona iyo weerarka hangaraaraca isku heleen
Ama bahal iska dhiga wala idin dhaqaya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Borama
CILAAN