04/06/2019
Sports Village - Borama Bilicsan
Different sports games company
04/06/2019
24/02/2019
Asc saaxibada ku xidhan Sports village Gym waxaa loogu bisharaynayaa Inaa dib laguugu furay Gym tii Kadib balaadhin I yo qalabayn laguugu sameeyay. Ku soo dhawaada markale. Ugu kaalay Sports Village - Borama Bilicsan Goob Qurux Badan, Qalab nooc walba leh Baarxad aad Ku nafiisto iyo Adeeg Hufan
Waxayna ka koobantahay Rag iyo Dumar.
Saacadaha Ragga
5:30 Subaxnimo Ilaa 12:00 Duhurnimo
4:00 Galabnimo ilaa 11:00 Habeenimo
Saacada Dumarka
2:00 Duhurnimo ilaa 4:00 Galabnimo
Hadaba ha moogaaan hee horay u gaadh.
Waxay kugu taala Sareemada hoose Agteeda ama waxay ka soo horjeedka Jamacada Eelo qaybteeda Masterta.
14/06/2018
Mulkiilaha iyo maamulka u hanbalyaynayaan dhalinyaradii ku ciyaaraysay magaca ee ku guulaystay koobkii Bisha .
22/04/2018
Booqashadii Maanta iyo Gym
Waxaan booqasho gaaban saaka ku tagay Sport village Qaybta . Oo ku taala sareemada sabeeriya hoosteeda ama ka soo horjeedka Eelo University Qaybta masterka. Halkaas oo ay joogeen dhalinyaradii ku jimicsanaysay. Alxd
Waxaan dhamaan bulsho Waynta aan jecelnahay ugu bishaaraynaynaa in ay ka helayaan qalabkii ugu danbeeyey ee lagu jimicsadoo iyo shaqaale u tobabaran oo halkaas kugu diyaara wakhti lasts.
Hadaba saacadaha ay shaqayso xaruuntu Waa sidan
8:30 am Subaxnimo ilaa 12:30 pm duhurnimo Oo
2:00 pm duhurnimo ilaa 4:00 pm galabnimo Oo
4:00 pm galabnimo ilaa 11:00 pm habeenimo oo
hadaba hamoogaan
17/10/2017
🔥 Learn YOUR Body Type and Strategy===> Eat the foods YOU love to reach your goal
03/06/2017
+++Click The Image to Begin The Quiz+++ Just follow the plan it suggests!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Borama