Siimoodi Sports New

Siimoodi Sports New

Share

bayjkan waxaan ugu talagalay in lagala socdo wixii sports ah ee ka socda dalka

21/08/2024

Ilkay Gündogan oo dib ugu soo laabtay Manchester City

20/08/2024

Rasmi ilyaas abdi farax oo ku biiray kooxda cuidanka police ka hargeisa

07/12/2023

Midnimo

30/08/2015

afarta kooxood ee u soo baxay warega semi final ka
fc.barcelona PSG hilaac and dowlada hoose
waxa beri wada ciyaraya kooxda barcelona ee xafada bada cas iyo kooxda PSG waa haduu alle raali kanoqdo

24/08/2015

isku aadka wareega 8eeda sida la iskugu hagaagay
Bada cas vs Waberi
PSG vs Shalka04
Fardaha vs Hilaac
D.Hoose B vs Horseed
wareegan oo maanta oo isniina bilaabmay halka ay iskaga hor iman doonaan bada cas vs Waberi

Photos 24/08/2015

ciyaartii 8aad waxa kulmay labada naadi ee shalka and aminson ta ciyarta oo ku dhamatay 2:2 halka ay rigoodhe guusha ku raacday kooxda shalka04 ciyaartaas oo ahayd ciyaartii 2aad ee ugu degenayd koobka

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Bile Road
Borama