BREAKING NEW..HERE WE GO..
Caawa taageerayaasha Barcelona habeen wayn ayay u tahay Gordon ayay la wareegtay laakiin Al Varez ayaa ka muhiim sanaa oo uga fiicnaa
Ma ila qabtaa aragtida ah Gordon & Al.Varez kee fiican oo kooxda u muhiim sanaa
Puntland Cable Sports
Puntland Cable Sports waxaan ahay qoraa iyo taariikh yahan Sports fadlan Fallow isoo dheh hadii aad tahay walaal somaliyeed💙🏟
Kabtan Guuleed Buraale ayaa ka hadlay dhacdadii Abuu ee kulankii Finalka ahaa
Guuleed Buraale Captanka Xulka Qardho ayaa ka hadlay Garsoorayaashii shilka gaari galay & wax yaabo badan oo kale
Hakiiki & Teamkiisii oo laga dhaan saday Tuugo
kadib markii ay lun sadeen dhaqaalihii iyo maalgalintii tartankii Caasimadaha waxaana hada is haystaan wasiirka Ciyaaraha Puntland
27/05/2026
DEGDEG Caruurtii Bad boyskii ayaa ilaa hada wax lacag ah aanan lasiin mudo 19 cisho ayay shaqay nayeen oo garoonka imaanayeen 6saac duhurnimo ilaa 12 maqribnimo
Mid kamid ah ayaa yiri madaxda sportska ilahay ayaan ku daynay xuquuq deenii ayay naga cunayn
27/05/2026
Kaliya saddex maalmood ayaa ka harsan finalka champions league🥶
Paris iyo arsenal keebaa champion qaadi doona🏆
Dhib badanaa oo tabar yaraa
26/05/2026
DEGDEG Xiriirka kubada Cagta Puntland ayaa ku gacan sayray in lala xisaab tamo kadib markii Wasiirka ciyaaraha & dalxiiska Puntland uu usoo jeediyay in ay xisaab celin sameeyaan
Gudoomiyaha Xiriirka kubada cagta puntland ayaa si cad uga soo hor jeestay la xisaab tan in uu sameeyo kuna gacan sayray wasiirka
Maayarka magaalada boosaso ayaa asagane doonaya qoondadii garoonka ee bur bur xoogle soo gaaray lama garan karo go aanka uu qaadan doono wasiirka Ciyaaraha puntland
26/05/2026
DEGDEG Ciyaaryahan Kaarik ayaa 2sano laga ganaaxay kubada cagta Puntland
Sidee u aragtaa
War haduu Jaale siin lahaa Goolhayaha Garoowe dushaan ka mari lahayn. hooyadoodne igama bad baadeen
Masaakin ayaa la iga siidaayay Ciil waynaa Waxaa sidaa yiri Ciyaaryahan. Kaarik
Ugu damayn Xulka caasimada Garoowe ayaa hantay koobkii Caasimada Puntland
Click here to claim your Sponsored Listing.