27/07/2026
New Dress✅☂️
Blues🔵⚪️
Kooxda Ayaa So bandhigtey Maliyadaha Ay Ku ciyaari Donaan Home ka Season kan 2026
Dhamaanteen Waxan Nahay Family Waxan Rajeyneyna Guul insha Allah✊❤️
The team has unveiled their home kit for the 2026 season.
We are all one family, and we wish for success, God willing✊❤️
02/08/2024
Dhamaan Bahda Kooxda Maamulka Macalimiinta iyo Taagerayasha Naadiga Dalaayadah football Club Waxay hambalyo munaasabada 1da Aagust u dirayaan dhamaan ummada Reer PuntLand
Special Thanks : Editor mohamett seatt jaban
ع
4ever🇸🇱
force
16/06/2024
Eid mubarak
DalaayadaHa football clup waxaan faraxad
Laqaybasanynaa dhaman umada musliminta ah meel walba ay jogaan
Eid mubarak kuli caam wan tu bil khayr
10/04/2024
Eid MUBARAK
Kooxda DalaayadaHa football clupwaxa ey farxadda Ciida la qeybsaneysaa Maamulka ciyartoYda iyo dhamman shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay dunida ka joogaan
wanagasn
22/08/2023
RasMi: Waxa KabtaNka Kowaad Ee Kooxda loo magcaabeY
Ahmed GureY(ManuaL AkaNji)
WaxaNa Uu NoqonaYa KabtaNkii 10aad Ee Kooxda Soo Mara TaN iYo Markii la asaaseY 2008-2024
HampalYo Waxad qabateY XiL aad u qiiMo WeYn Alle Hakula GaraB Masuuliyad aaS WeyN CaptaN 🙏❤️⚽️
DalaayadaHa football clup Bluez🔵🙏
20/08/2023
HampaLyo MacaliNka Kooxda Iyo DegMada moHa YasiN( SardheeYe)
Oo AH macalinkii Soo sareY Jiilkii Dahabiga Ee Ay maNta Haysato Deg: Balibuzle
DhamaN Bahda Sportiska MagaLada Balibuzle IYo Mamulka TeaMka
WaxeY u HanbalyeYnaYa Macalinkooda Oo KuGuuleYsteY Koobkii KooxaHa Degmada buraN
Wad U Qalanta Intaa Iyo In kabadaN macaliN🙏❤️⚽️
11/08/2023
NeW Dress
Kooxda Ayaa Maanta Soo bandhigteY Dresska CusuB Ee Xili ciyareedka ²⁰²³
CHampioNiska Degmada Bali-Buzle Ee DalaayadaHa football clup
TeaaMka Riyada💪❤️
BLUEZ🔵☂️💙
26/07/2023
JiiLka Cusub Ee DalaayadaHa Fc Oo aad Uga Soo dhex MuuqdeY
Federation Cup Balli-busle football club DhamaaN Maamulka Naadiga Oo isku DuubaN Waxey idiNku
HampalyeynayaN shaqada Quruxda BadaN Ee aad qabateeN GuuleYsta💪⚽️💙
DalaayadaHa football clup
05/08/2022
Kooxda Ayaa soo bandhigty
3 xiddig oo Ay lasoo wareegty
1)c/samed
2)timo
3) caato
Captanka naadiga, gudiga kooxda iyo dhamaan kooxda oo dhan Ayaa si wada jira
Ooo soo wada dhaweyay xiddigaha cusub
ZaaxipayaaL Kuzoo dhawaada Naadiga RiyaDa🙏♥️🏆⚽️