Bosaso FC

Bosaso FC

Share

Halkan wa Boga rasmiga ah ee kooxda kubada cagta Bosaso ee ka dhisan Bosaso Puntland Somalia
BOSASO FC

14/05/2024

Seyid Cabdulle

14/05/2024

Garad Cawil Maxamed iyo hadalkisi maanta

Photos from Bosaso FC's post 11/05/2024

Rasmi: kuso dhowoow macalin Maxamed Cabdalla gurigaagi iyo kooxdadi .
sidoo kale waxaan dhamaan tageerayaasha kooxda iyo shacab waynaha magaalada bosaso ka raali galinaynaa guuldarooyinkii iyo filanwaagi kooxdu kala kulantay ciyaaraha horyaalka kooxaha Puntland ,waana sunaha kubada cagta in kooxuhu waqti adag maraan balse isbadal iyo dadaal intii ka badan kana wayn ayaan balan qaadaynaa in macalin Maxamed cabdalla la yimaado kooxda kunaso kordhiyo .
shaqo adag iyo dadaal miro dhala inoo balana ah

Photos from Bosaso FC's post 11/05/2024

Rasmi: waxaa si is afgarad ah kooxda shaqadii uu uhayay uga tagay macalinkii kooxda macalin Asad .
dhamaan maamulka iyo ciyaartoyda kooxdu waxay ugu mahadcelinayaan waqtigii iyo dadaalkisi ,
sidaan wada rabnay iyo natiijooyinkii lafilayay ma noqon ,balse guulo kale iyo mustaqbal kubadeed oo qurux badan ban ku rajaynaynaa macalin Asad .

09/05/2024

Yamays Fc vs Bosaso FC

07/05/2024

galapta waxan dheelayna kulan ki sadexaad
Horyaalka puntland waxana rajay nayna in ilahay naka dhigo kuwo guleysta anago cafimaad qabna ku galna kuna so baxa allaah ha naka dhigo

fc vs fc

Stadium cawaale

06/05/2024

Ayaanle save
Bets player cup degmoyinka qardho

Mid ka mida lafdhabarka bossaso fc

Ayaanle Said

05/05/2024

Macalinka kooxda kubada cagta Bosaso ayaa baaq iyo fariin udiray isagoo ka hadlay ciyaartii galabta ay gaalkacayo kuwada ciyaareen laba kooxood oo kawada dhisan magaalada dhaqaalah Puntland madaxwaynaha Puntland mudane SICIID CABDULLAHI DENI isagoo ka codsaday in garoonka kubada cagta loo dhamaystiro dhalinyarada iyo bahda ciyaaraha magaalada Bosaso .
magaalada Bosaso wa halka ay kunoolyihiin dhalinyarada ugu badan Puntland .


05/05/2024

Macalin ku/x kooxda Seyid Cabdulle ayaa ugu felceliyay ciyaartii galabta si ay ka muuqato bisayl iyo aqoon sports guud ahaan iyo gaar ahaan kulankii galabta darbiga ahaa .

05/05/2024

Waxaan galabta ciyaarnay ciyaartii labaad ee horyaalka kooxaha heerka kowaad ee Puntland
ciyaar kadhacday garoonka cawaale magaalada Galkacyo .
kulanka oo ahaa kulan darbi ah oo an la dheelaynay kooxda Bari fc ee an kawada dhisanahay magaalada Bosaso wuxuu kuso dhamaaday barbar dhac .
wali halkaa rabnay majoogno balse wali fursad wa haysanaa laakin dadaal dheeri ah baan la imaan doona insha alh ciyaartan ciyaarta xigta .
dhigayaga kooxda Bari waxaan urajaynayna iyaga guul ban urajaynayna ciyaaraha kale


05/05/2024

Galabta waxaan dheelayna kulankii labaad horyaalka puntland waxana rajay nayna in ilahay naka dhigo kuwo guleysta anago cafimaad qabna ku galna kuna so baxa alaah naga dhigo



Bossaso fc Vs Barri fc

Photos from Mohaan shido's post 04/05/2024
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Bosaso