01/10/2025
🚨Saadaali game kan oo ku guulyso 10$
Shuruuduha waa wax iska yar.
1) page ka follow garee
2)Share garee
labadaas hdaad samysy mrkaas ka dhiibo coment gaaga.
#}
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from C/Kariim Ferdinand, Sports, Boosaaso, Bosaso.
01/10/2025
🚨Saadaali game kan oo ku guulyso 10$
Shuruuduha waa wax iska yar.
1) page ka follow garee
2)Share garee
labadaas hdaad samysy mrkaas ka dhiibo coment gaaga.
30/09/2025
Shan shadiidka Wlleee cwa Madrid waa bururtay 5goal🔥
Fadlan share garee
30/09/2025
🚨Shaxda rasmiga ah e cwa Liverpool.
Waryaahe Salah cwa waa kaydkee.
Fadlan share garee
30/09/2025
🚨Kylian mbappe Hattrick🔥
Argagaxa kubada cgta waqtigaan Saaid buu ukacsn yhy.
30/09/2025
🚨: Ciyaarta habeen dambe dhamaan ciyaartoyda kooxdu waa diyaar Marka laga reebo (Rapha Joan Garcia Stergan Farmin Lopez iyo Gavi) Rashford ayaa laga yaaba inuu kusoo bilowdo.
Saadaali ciyaartan.
30/09/2025
Breaking news:🚨🔥
War Wayn ayaa sheegayaa inay Barcelona Xagaaga soo socda Si xoog iyo xarago leh ku qaadanyso Weeraryahnka kooxda Atletico de Madrid we jullian Alvarez🤯
Fadlan share garee