Jawi Dalxiis iyo BIYOKULUUL 🏊🌳
S.D.O SERA C
MATALAYAASHA D.SHEERBI S.D.O FOOTBALL CLUP🏁
29/03/2025
Eid mubarak 🌙
BREAKING NEWS: Eid Al Fitr 1446/2025 is tomorrow: Sunday, 30 March 2025
The Crescent for the month of Shawwal 1446 was SEEN in Saudi Arabia today subsequently tomorrow is the beginning of the month of Shawwal 1446
New Training kits
🔥⚽️🫡
Magic Mubarag Jamac BaBa 😱🔥
15/02/2024
Magacisa wa [CARLOZ] 2️⃣ waa dambedka midig ee kooxda
Wa xirfadle kubaded oo dhameystiran wana player xushmad badan.
waa player leh kubad daafacasho iyo mid weerarba waana mustaqbalka puntland iyo kan soomaliyaba waxaa ku lenahy horey usoco🫡🙏
🔥
12/01/2024
Magacisa waa kuna magac dheer ] wa ciyaar yahan khad dhexe ah wa palyer kubda cagta hibo eebe usiiyay. kubadu markay lugtiisa kujirta waxa ku raxaysta dhamaan dadka garoonka uso daawasho tagay kuwa tageeraya iyo kuwa kaso horjeedaba, waa ciyaaryahan ay yartahy in laga helo qof sidiisa kubda cagta khadka dhexe umaamula usharaxa uqurxiya waqti xaadirkaan Puntland waana mustaqablak somaliya iyo kan puntland.
Waxa ku lenahy horey usoco🙏🔥🫡
🔥🙏
11/01/2024
Magacisa wa waa dambedka midig e kooxda
Wa xirfadle kubaded o dhameystrin wana player xushmad badan.waa player leh kubad daafacasho iyo mid weerarba waana mustaqbalka puntland iyo soomaliyaba waxaa ku lenahy horey usoco🫡🙏
🔥
11/01/2024
Magacisa wa kuna magac dheer
Wa xirfadle kubaded o dhameystrin wana player xushmad badan.
Waxaa la dhihi karaa waa garabka midig ee hadda ugu fiican kubbada cagta Puntland.Isagu waa ciyaaryahan jidh ahaan diyaarsan, farsamo heer sare ahna leh sidoo kale isaga waxa uu ku fiican yahay kubbad haynta, waxa uu si qurux badan isugu dubaridi karaa ciyaaraha Waana Xirfadle Dhammaystiran. Waa ku lenahy horey usoco 🙏🔥🫡
🔥
11/01/2024
9️⃣4️⃣waa xirfadle ka ciyaar booska dhexe ee waa player isku darsadey akhlaaq iyo iyo xirfad wanaag ma dhihi karo palayar cid khaas ah ay leedahy lkn Wa halyey u soo baxay gopolka karkaaar iyo deganka sheerbi xirfdle da yar go foward,Teamka oo isku duuban waxay ku leyihiin horey u soco.🫡🔥🙏
🔥
11/01/2024
Waxaa bilamaya xusida playerinta teamka
La socod wanagsan
Fav Team🫡 More than clup🙏
🙏
03/06/2023
New season welcom back 🚩
TEAM OF DREAM🏳💥
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bosasso