مؤسّسة المنهاج للدّعوة والتنمية Mu'asasada Al-Minhaaj

  • Home
  • Somalia
  • Bosasso
  • مؤسّسة المنهاج للدّعوة والتنمية Mu'asasada Al-Minhaaj

مؤسّسة المنهاج للدّعوة والتنمية Mu'asasada Al-Minhaaj Mu'asasada Alminhaaj waxay ka shaqaysaa Arrimaha Dacwada iyo Horumarinta Bulshada.

This site is designed to strengthen the foundation's work and community relations.

  ll 𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 ll Waxaa degmada Carmo ka dhacaya Muxaadarooyin kooban oo uu soo jeedin doono. 𝐒𝐡.𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡...
04/10/2026

ll 𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 ll Waxaa degmada Carmo ka dhacaya Muxaadarooyin kooban oo uu soo jeedin doono.
𝐒𝐡.𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦 𝐊𝐞𝐧𝐲𝐚𝐚𝐰𝐢

04/10/2026

Baraha bulshada iyo dhibaatadooda || Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf.

  Booqadashada Dugsiga Sare Ee Imaamu Shaafici || Sh.Maxamed Ibraahim Kenyaawi Ayaa Ardayda U jeediyay Kelmad Wacdi Ah.
04/10/2026


Booqadashada Dugsiga Sare Ee Imaamu Shaafici || Sh.Maxamed Ibraahim Kenyaawi Ayaa Ardayda U jeediyay Kelmad Wacdi Ah.

04/10/2026


Booqadashada Dugsiga Sare Ee Imaamu Shaafici || Sh.Maxamed Ibraahim Kenyaawi Ayaa Ardayda U jeediyay Kelmad Wacdi Ah.

  || Waxaa La’ogaysiinayaa Dhammaan Dadweynaha Kunool Magaalada Boosaaso iyo Nawaaxigeeda in Masjid Dul-Xijj uu Ka bilaa...
03/10/2026

|| Waxaa La’ogaysiinayaa Dhammaan Dadweynaha Kunool Magaalada Boosaaso iyo Nawaaxigeeda in Masjid Dul-Xijj uu Ka bilaamayo Tafsiirka Qur’aanka kariimka oo Sannad Walba mar la dhammeeyo.
Tafsiirka Waxaa Akhrinaya Sh.Ismaaciil Maxammed Yuusuf (Gaacshe)

03/10/2026

Xafladda Qalin jabinta Dufcaddii 1aad ee Xalaqada Masjid Xaaji Nuur Garowe oo ka kooban 26 Arday kuwaas oo dhammeeyay 20 kitaab oo kamida Funuunta Shareecada islaamka.

  Muasasada alminhaaj Nugaal ayaa Xaflad qiima badan u qabatay arday dhammaystay 20 kitaab oo kamida Funuunta Shareecada...
02/10/2026

Muasasada alminhaaj Nugaal ayaa Xaflad qiima badan u qabatay arday dhammaystay 20 kitaab oo kamida Funuunta Shareecada islaamka oo ka qalin jabiyay Xalaqada Masjid Xaaji Nuur Garowe.

02/10/2026

|| Kelmadda Dr.Cali Maxamed Ismaaciil || Xaflad lagu soo khatimay Tafsiirka Quraanka kariimka ah oo uu akhrinayay sh.C\raxmaan Maxamed (Bukhaari ) Tafsiirkaas oo lagu Qaadananayay Qaab Fogaan araga

02/10/2026

|| Kelmadda Sh.C/raxmaan Maxamed Dhawre (Bukhaari) || Xaflad lagu soo khatimay Tafsiirka Quraanka kariimka ah oo uu akhrinayay sh.C\raxmaan Maxamed (Bukhaari ) Tafsiirkaas oo lagu Qaadananayay Qaab Fogaan araga

02/10/2026

|| Kelmadda Suldaan Ismaaciil Maxamed Xaliye || Xaflad lagu soo khatimay Tafsiirka Quraanka kariimka ah oo uu akhrinayay sh.C\raxmaan Maxamed (Bukhaari ) Tafsiirkaas oo lagu Qaadananayay Qaab Fogaan araga

Address

الصومال/شمال شرق الصومال (بونت لاند)
Bosasso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مؤسّسة المنهاج للدّعوة والتنمية Mu'asasada Al-Minhaaj posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share