Rasmi😱🙌
Falaanqeynta kubadda cagta
19/09/2023
Waxa soo idlaatay ciyaar adag oo u dhaxaysay Milan iyo Newcastle, taas oo ay kooxda Milan heshay jaanisyo aad u badan lakiin aysan ka faaidaysan ama u bedelin goolal , iyadoo taa ay garab socdeen in Milan ay ka dhaawacmeen goolhayahooda koobaad ee Maignan iyo Loftus_Cheek dhaawacyadaas oo sii abuuri kara cabsi ah in aanay Milan kasoo gudbin groupka dhimashada
01/09/2023
João Cancelo ayaa ugu biiray kooxda Barcelona qaab amaah ah.
01/09/2023
João Félix ayaa si rasmiya ugu biiray kooxda Barcelona heshiis amaah ah.
31/08/2023
Groupka dhimashada ee kooxaha [Psg,Dortmund,Milan iyo Newcastle]
Yaad u malaynaysaa inay soo bixi doonaan soo qor✍️.
31/08/2023
Ryan Gravenbrech ayaa u wareegay kooxda Liverpool isagoo la filayo inuu u duulo magaaladaa si uu tijaabada caafimaad ugu maro kooxdaa , ciyaartoygan ayaa ku wareegaya adduun dhan 40M+5M , isagoo u saxeexi doona heshiis shan sano ah
17/08/2023
Ousmane Dembele ayaa qaadan doona lanbarka 10naad ee kooxda Paris Saint-Germain .
17/08/2023
Kooxda arsenal ayaa shaacisay in ciyaartoga Timber uu qaliin gali doono garoomada uu ka maqnaan doono muddo dhan 6 bilood .
Arsenal ciyaartoygan la'aantii ma duuli kartaa ayaad is leedahay?.
17/08/2023
Pep Guardiola ayaa noqday tababarihii ugu horeeyey ee abid saddex koox oo kala duwan kula guulaystay koobka UEFA Super Cup.
17/08/2023
Kooxda As Roma ayaa la wareegtay ciyaartoyga Renato Sanches iyagoo kula wareegay ciyaartoyga qaab amaah ah oo iibna la socdo .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Burao