Sheeko Xikmado leh

Sheeko Xikmado leh

Nearby gyms & sports facilities

Hal-Beeg Sports, and Fashion Style
Hal-Beeg Sports, and Fashion Style
Xudun

[08/01/15]   Su'aal
Waxaad sheegta Aayadda ugu badan qur'aanka ku soo aroortay, Suuradda ay ku jirto iyo inta jeer e ay ku soo aroortay.

[01/18/15]   Odaygii iyo xisaabtii tilifoonak?

Waxa jirtay berigii laga soo qaxay dhammaan gobolladii Waqooyi ee Somaliya ( Imika JSL ) ee ay dagaalka horta lihi ka dhaxeeyey Jabhaddii SNM iyo dawladii Somaliya, ayaa oday soo qaxay yimid magaalada Diridhaba. Odaygaasi wuxuu damcay inuu xidhiidh la sameeyo gabadh uu dhalay oo joogtey waddanka Maraykanka. Odaygii ayaa maalintii danbe raadsanaya telefoon uu kula hadlo gabadhaas uu dhalay ee Maraykan joogta. Markuu gabadhii la hadlo ee uu dhammaysto ayaa lagu odhanayay intaas oo lacag ah ayaa lagaaga baahan yahay. Odaygii wuu yaabayaa oo ka cabanayaa lacagtaas faraha badan. Odaygii waxaa lagu qancinayay inuu wakhti dheer hadlayey. Odaygii sidaas buu ku qancay maadaama uu waayahiisa ka warramayey.Maalin kale ayuu odaygii doonaya inuu la hadlo haddana gabadhiisii uu dhalay ee Maraykan joogtey. Laakiin Odaygii markan wuxuu door bidayaa inuu sameeyo xarfad uu ku dhimo kharashkii faraha badnaa ee markii horelagu soo dallacay. Wuxuu sameyay inuu yareeyo hadalkiisa maadaama lagu yidhi in badan baad hadashay oo wuxuu u qaatay in haddii inantu iyadu hadasho oo uu isagu hadalkiisa yareeyo in lacagta laga yaraynayo.Markaa odaygii waxa ka soo hadhay uumn "uumm, uumm, uum" markasta oo ay inanta dhinaca kale ee teleefanka ka waddo sheekada. Odaygii oo markan filayay inuu kharashku ka yaraan doono, ayaa wiilkii weydiiyay waxa ayxisaabtii telefanku noqotay. Wiilkii telefanka ayaa odaygii u sheegay kharash ka badan intii uu maalintii hore bixiyey. Odaygii aad buu uga biyo-diidey arrinkaasi isagoo aad ula yaabban waxa kharashkan keenay maadaama uu caawa oo dhan lahaa uun "uum, uum, uum" si uu kharashka hadalkiisa u yareeyo. Odaygii markuu lacagtii bixiyo isagoo xanaaqsan ayuu halkii ka carraabay. Odaygii waxa uu telefoonkii ka adkaystaba wuxuu maalintii danbe isagoo cago jiidaya oo aan ka maarmaynin in uu gabadhaa uu dhalay ka aammuso, ayuu uu u tegay ninkii uu teleefanka ka dirsan jirey. Markuu odaygii ninkii teleefanka u yimd ayuu ku yidhi; "Waar aynu qallaylka ku kala goosannee, afar kalmadoodna waan odhanayaa, afarna inantu way i odhanaysaa, ee imikaba miisaanka ii saar oo ii sheeg qiimahiisa."

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burao?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Burao
Other Burao gyms & sports facilities (show all)
Hal-Beeg Sports, and Fashion Style Hal-Beeg Sports, and Fashion Style
Xudun
Burao, 252

Hal-beeg shopping center waa hoyga agabka ciyaaraha iyo noocyada kala duwan ee maryaha dhalinyarada.

Mohamoud Abdi Haaji Mohamoud Abdi Haaji
Ma Fogi
Burao, 12345

> ku soo dhawoow gacmo Furan > laab xaadhan, > Waji fiican iyo maan fayoow, > Weedh suuban oo sakal tiran > Maan togan Iyo > Maskax tolmoon,

Al Jazeera Team burco Al Jazeera Team burco
Actober
Burao

kuso dhawaada pageka nadiga kubada cagta ee gobolka togdheer �al jazeera�