27/08/2022
Training to day city
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhaqane Sport, Sports, Burco.
27/08/2022
Training to day city
22/07/2022
Qorshayaasha koobka aduunka ee xulka Argentina ayaa ah mid uu madaw soo food-saaray xilli shaki ku jiro haddii uu sababo qoys uga maqnaan karo loolankaas xiddiga khadka dhexe ee Rodrigo De Paul oo ah mashiinka xulkaas.
Sida uu sheegayo wargeyska Mundo Deportivo, De Paul ayaa haatan maxk**ad kula jira xaaskiisii h**e ee Camila Homs, mid kamida waxyaabaha looga baahan yahay qofka galaya dalka Qatar oo koobka aduunka lagu qabanayo ayaa ah inaan qofka wax maxk**ad ahi ku furnayn oo aan dambi loo haysan
22/07/2022
Xidhiidhka kubadda cagta Africa ayaa ku dhawaaqay guuleystaha abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa qaarada sanadkii tagay xilli ay ku tartamayeen saddexda xiddig ee kala ah Edouard Mendy, Sadio Mane iyo Mohamed Salah.
Guuleystaha ayaa noqday saxeexa cusub ee Bayern Munich ee Mane oo kasoo hormaray saaxiibkiisii h**e ee Liverpool ee Salah iyo goolhayihiisa xulka Senegal ee Mendy.
21/07/2022
Line upka man city ee ciyaarta freindlly
20/07/2022
Edinson Cavani ayaa ku jira wadahadalo uu Villarreal ugu biirayo kaddib markii uu bilaash kaga tagay Man United (Mail
20/07/2022
Chelsea ayaa ogolaatay inay bixiso 51-ka Milyan ee pound ee lagu daray 4-ta Milyan ee gunnooyinka ah ee Sevilla ay ku doonayso daafaceeda Jules Kounde. (Sun)
20/07/2022
Paris St-Germain ayaa Neymar usoo bandhigtay Man City oo ay ka doonaysay Bernardo Silva balse kooxda Premier League ka ciyaarta ayaa diiday. (Le Parisien – in French
20/07/2022
Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa shaaciyey go’aanka k**a dambaysta ah ee mustaqbalkiisa xilli uu wali bannaanka ka joogo Manchester United oo uu diidan yahay inuu tababarka kusoo laabto, iyadoo uu ka dalbanayo in la iibiyo inta aanu xidhmin suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan
20/07/2022
Jesus oo ay da’diisu tahay 25 jir ayuu Mikel Arteta qorshaynayay inuu muddo dheer sii joogo Arsenal oo waliba ay awoodi doonaan inay kordhiyaan qandaraaskiisa marka uu shanta sannadood dhamaysto, hase yeeshee laacibkan ayaa sheegay in qorshihiisu yahay in shan sannadood uun uu u ciyaaro Arsenal
20/07/2022
Oleksandr Zinchenko ayaa kusii jeeda Arsenal, waxaana kaliya la sugayaa in labada kooxood ee Manchester City iyo Gunners ay si rasmi ah ugu dhawaaqaan inay kala iibsadeen, inkasta oo tababare Pep Guardiola uu sii macasalaameeyey laacibkan.
Arsenal ayaa bixinaysa 30 milyan oo Gini oo lacag ah oo ay kula soo wareegayso Oleksandr Zinchenko, waxaanu noqonayaa ciyaartoygii labaad ee ay xagaagan kasoo qaataan Manchester City, waxaana ka horreeyey Gabriel Jesus oo isagana kooxda reer London ay kasoo iibsatay Etihad Stadium.