Burcadle Media Network

Burcadle Media Network

Share

sports Page waxad kala socon karta sports gobolka togdher iyo sports caalamka

17/12/2020

Deg deg: wasaarada dhalinyada iyo ciyaaraha ayaa joojisay tartankii gabdhaha ka furmi lahaa maanta caasimada hargeisa gaar ahaan hargeisa stadium ka dib markii ay ku sifaysay inu tartankani diinta iyo dhaqanka baal maray

Sidee u aragtaa ?

Photos from Burcadle Media Network's post 16/12/2020

Dhalinyarada Qurbajoogta Iyo Dal Joogta Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhi Ku Maamusay Kabtankii Xulka Gobolka Togdheer Xamse Cabdirisaaq siciid Sheikh Hamze Oo Sumcad Sharaf Kaga soo Dhex Muuqday Tartankii Ciyaaraha Somaliland Sameeyayna Tanaasul Badan.

Maayir Kuxigeenka Burco Oo Ku Hadlaayay Ayaa Ku Wareejiyay Munaasibada Dhexdeeda Dhul Hanti Ah Oo Ay Dawlada Hoose Ugu Deeqday Sheikh Hamze

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ayaa Balan Qaaday Ka Gobol Ahaa Inay Ka Qayb Qaadanayaan Lacagta Dhismaha Guri Loo Dhisaayo Kabtanka Xulka Gobolka Madaamada Dhulkii La Hayo

Sheikh Hamze Cabdirisaaq Siciid Ayaa Muddo 10 Daqiiqo Gudahood Ku Degay Hantiyay Quluubta Dadweynaha Somaliland Iyo Gobolka Togdheer Waxa Uu Bulshada Gobolka Iloowsay Xanuunkii Iyo Guuldarooyinki Xulka Soo Gaadhay

Waxa Uu Mudan Yahay Dhiirigelin Intan Ka Mudan Iyo Bilad Geesi.

12/12/2020

Daawo: Nin ku nool burco oo xanaaneya masaska halista ah qabankara

Photos from Burcadle Media Network's post 09/12/2020

Sawiro:- Dallada dhalinyarada heer qaran ee
SONYO oo Habeenkii Xalay ahaa Xaflad Kulmisay Badi Haldoorka Dalka ku Maamuustay Ciyaaryahan Xamse Sheekha Kabtankii Gobolka Togdheer.

06/12/2020

Deg deg: kooxda duulista iyo hawada Gobolka Togdheer ayaa tababare u magacday tababare Eid Maxamed halka tababariihii h**e Guuleed u noqday madax sare kooxda

06/12/2020

Habeenka Sheekh Xamse iyo Hargeysa.

Photos from Burcadle Media Network's post 05/12/2020

Abdilahi Toni oo kamid ahaa ciyaaryahanada xulka gobolka Togdheer ayaa maanta u amba baxay dalka dibadiisa.

Allaaah haku nabad geliyo aamiin Abdi toni

01/12/2020

Hagaajiye: waa maherad cusub oo laga furay gobolka Togdheer waxayna hagaajinaysaa mobile hadaba h**e u gaadh daawo

Like iyo share dheh page-ka Burcadle media network

30/11/2020

Alle qabriga haw nuuro Mukhtaar Yaxye Mutto daafacii xulka gobolka Saaxil oo xaaladdiisa caafimaad aan h**e idinkula wadaagay ayaa goordhaweyd ku geeriyooday cisbitaalka Haldoor ee Hargeysa.

28/11/2020

Deg deg: Saleban ( salo ) ciyaartoygii daafaca kooxda dowlada hoose ayaa shaaciyay inu ka tagay kooxdiisii h**e

23/11/2020

Hamze Sheikha

23/11/2020

Wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaraha Jsl boos mire ayaa ku dhawaaqay isuduwaha gobolka Togdheer mudane Abdikarim muraad

Side u aragtan ?

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Qaddafi
Burco
PAGEWAXADKALASOCONDOONTACIYAARAHAMEELKASTOAYKADHACAYAANWAXANADIYARKUGUAHWAREYAYA

Opening Hours

09:00 - 17:00