29/05/2022
Maaliyadaha ay ku kala ciyaarayan mar dhow kulanka bilaabmaya E final-ka Wareegi afar kooxod ka ahaa e berbera iyo burco ee ay isuguso baxeen Kooxda Wasaradda maaliyada Burco oo wajahaysa Kooxda Ciidanka qaranka Gaashan
Ardaa Cable TV
11/04/2022
Yaa Badin Kara ?
Maxay kula Tahay Adiga ⚽️🏆👇
17/01/2022
Alxamdulilah waxaan gaadhnay Guulo taariikhiya mid Shaqsi ahba iyo mid kooxeedba waxaan rajeynayaa enchallah maruun inaan cup uqaadno GoBolkayaga wahadii Nala garab istaago nalana dhiirigaliyo 💜
Apdizamed Cudinho
Xigsho
17/01/2022
‘’Sadexdan abaalmarinood ee aan ku guulaystay waxan u dhiibi doonaa qaar kamida zxbaday
Labada nin ee igula tartamayay wxy ka soo jeeden gobilada bariga burco iyo ceerigaabo
Wxnd ka arkyseen shaashada
Inay gobolada barigu ay ka fican yihiin gobolada galbeedka’’
Sidaas Waxa Caawa Yidhi Cabdiwaduud.
17/01/2022
Shaxda Horyaalka Horyaalada Somaliland.
17/01/2022
Goolhayihii ugu wanagsana Goolhayaha kooxda D.H.C
17/01/2022
Ciyaaryhan Guuleed Almis ayaa Noqday Daafaca Midig ee ugu Wanaagsan Somaliland 2021.
17/01/2022
Waxa la Gudoonsiiyay Abaal Marinta Dulqaadka Oo Ah in ay quruxda Tartanka Qayb ka ahyeen.
17/01/2022
Cabdicasiis Cali Dheere Xasan Maxamed iyo Barkhad Ayaa Noqday Garsoorkii ugu Wanaagsana intuu Socday Tartanka Horyaalka Horyaalada Somaliland.
17/01/2022
Kooxda Dawladda Hoose ee Boorama ayaa Noqotay Kooxdi ugu Akhlaaqda Wanaagsanayd Intuu Socday Tartanka Horyaalka Horyaalada Somaliland.
17/01/2022
Ciyaaryahan Khadar Hazard Ayaa Noqday Weerarkii Midig Ee Ugu Wangsaan Somaliland 2021 -2022 .