Madaxweynaha Xidhiidhka Kubada Cagta
Burco Cable Sport
kala soco ciyaaraha gobolka togdheer iyo gobolada somaliland si dhaqso ah
04/05/2026
Kooxda Dawlada Hose Burco Ayaa Mar Labaad Cawa Ku Guleysatay C/Qani Taygar Oo Ka Mid Ah Golhaysha Ugu Fican Gobolka Togdheer.
04/05/2026
Rasmi : Waxa Si Toos Ah Loo Xaqiijiyey In Golhaye C/Qani Taygar Laga Bilaabo Wakhtigan Yahay Ciyartoy Ka Tirsan Kooxda Dawlada Hose Burco.
04/05/2026
Kooxaha Seria A-da Kubada Cagta ee gobolka Awdal ayaa aqbalay in ay ka qayb galaan koobka 18 May oo sanadkan lagu qabanayo Garoonka Xaaji Daahir ee magaalada Boorama
kulan u dhaxeeyay Gudoomiyayaasha kooxaha iyo Masuuliyiinta heer Qaran ee Wasaarada Ciyaaraha oo uu horkacayo Wasiir kuxigeenka wasaaradaas iyo Gudoomiyaha xidhiidhka Kubada Cagta Somaaliland oo Caawa ka dhacay M Boorama ayaa la iskula Qaatay in kooxdu Koobka Ciyaaran.
Golhayeh Xamse Cinjir Ayaa H**e Uga Mid Ahaa Kooxda Cidanka Asluubta Ee Cerigabo
04/05/2026
Kooxda Dawlada Hose Burco Cawa Waxa Ay Ku Guleysatay Xamse Cinjir Oo Ka Mid Ah Golhayasha Ugu Fican Guud Ahan Deganada Somalida.
04/05/2026
Rasmi : Waxa Si Toos Ah Loo Xaqiijiyey In Golhaye Xamse Cinjir Laga Bilaabo Wakhtigan Yahay Ciyartoy Ka Tirsan Kooxda Dawlada Hose Burco.
04/05/2026
Sacad Caynaashe wlal iyo sxb gaara waxan so wada qadanay wakhti cajiba mudo 3 sano ah oo aan wada difacanaynay maliyada Kooxda Dawladda Hoose ee Burco
Waxan makhrati ka ahay in aad ahayd mid dhankasta ka dhisna dhaqan ahan kubad ahan diin ahan
Waxan ku faraxsanahay in aanu dhamantayo mamul iyo ciyartoyba aanu garanaynay qimahaga
Waxa ii farxad ah in aad manta noga tagtay hawlo adiga ku gaar ah ee anay dhicin wax khilaf ah oo kaga yimi kooxda
Manta xagan waxad nagaga waregtay anaga oo ku jecel iyo adiga oo na jecel
Tani wa kubada cagta ma dhacdo in markasta lasi wada joogo mudo dher lkn muhimadu wa in inta la wada joogo wanag lagu wada joga
Si kala taguna oo uyesho qurux iyo samyn ma hadho ah
Waxad qalbiyadayada kaga tagtay xasus qali ah oo ma hadho ah wanu ku xasusanayna wanu ku xusayna wlal 🙏🫡
By by sacad caynashe cabdi
Dhanka kubada cagta wlal nasib wacan markale wlal🫡
Captain Capitano Ayanle Cabdi Xaashi ✍️
04/05/2026
Mamulka Academiga Togdheer Academy Ayaa Wada Qaban Qabada Xalfada Sanad-Guradii 1aad Ee Kaso Waregtay Aasaska Dugsiga Barbarinta Iyo Barashada Kubada Cagta Ee Togdheer Academy Burco
04/05/2026
Kooxda Baanka Gobolka Togdheer Ayaa Saka Lagu So Dhaweyey Baanka Gobolka Togdheer.
Kooxda Herka Kobaad Ee Ku Ciyari Donta Magaca Baanka Ayaa Saka Si Diran Logu So Dhaweyey Banka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Burco
HADTOP