Kooxda xarunta mamulka gobalka

Kooxda xarunta mamulka gobalka

Share

Oodwayne
Burco
Somaliliand

Photos from Kooxda xarunta mamulka gobalka's post 15/07/2022

15/july/22
Mohamed Ibraahim
Wa mid kamida Da yarta kooxda xarunta mamulka Gobalka waxa uu kaso safaty 11 Garon oo gobalada Somaliland ah

●maxamed cali stadium oodweyne
●alamzey stadium Burco
●cabdale stadium Berbera
●abdi bile sool
Iyo Qaar kalo badan Mohammed mar la waydiiyay Kubada Heerka jeceshay inaad ka gaasho waxa ù yidhi ilaa aa Chelsea uso safto misna N' Golo kante boska ka saro Weye Hamigygu

Maxa talo siin lahyd maxamed ibraahim🙏

11/07/2022

Alle haydin nabad keeno kooxdydi

08/07/2022

9/julay/2022

Uj: ciid muparik

Ciid muparik dhaman umada islamaka meelkasto joogtin kooxda
Xarunta mamaulka gobalka waxay dhaman umada islamaka leyin ciid maparik kulu calam wa antum bil khayr

Photos from Kooxda xarunta mamulka gobalka's post 14/06/2022

Training football

Photos from Kooxda xarunta mamulka gobalka's post 24/05/2022

20/March/2022

Saaxil barbara Somaliand 🙏

Photos from Kooxda xarunta mamulka gobalka's post 23/05/2022

Friendly mach 🫂

19/05/2022

Shaxda cayarta malinka sabtid

G. Maxamed cali stadium 🏟

Xiliga 4:00

27/04/2022

Waxa manta galabta garonka Maxamed Ali ku wada ciyaaraaya laba kooxood E kula kala ciyara
Labadan magac

Kooxda xarunta mamulka gobalka oodwyne
Iyo dhigood kooxda Xananada xoolaha Waxol oodwyne

Friendly mach
4:02

Badiyaba wa bahden🙏

Photos from Kooxda xarunta mamulka gobalka's post 30/03/2022

Kooxda xarunta gobalka oodwyne🙋‍♂️

19/03/2022

Xulkii gobalka burco 2004
Yaad ka Aqoon sanaty

Photos from Kooxda xarunta mamulka gobalka's post 18/03/2022

Win

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Burco