15/07/2022
15/july/22
Mohamed Ibraahim
Wa mid kamida Da yarta kooxda xarunta mamulka Gobalka waxa uu kaso safaty 11 Garon oo gobalada Somaliland ah
●maxamed cali stadium oodweyne
●alamzey stadium Burco
●cabdale stadium Berbera
●abdi bile sool
Iyo Qaar kalo badan Mohammed mar la waydiiyay Kubada Heerka jeceshay inaad ka gaasho waxa ù yidhi ilaa aa Chelsea uso safto misna N' Golo kante boska ka saro Weye Hamigygu
Maxa talo siin lahyd maxamed ibraahim🙏
11/07/2022
Alle haydin nabad keeno kooxdydi
08/07/2022
9/julay/2022
Uj: ciid muparik
Ciid muparik dhaman umada islamaka meelkasto joogtin kooxda
Xarunta mamaulka gobalka waxay dhaman umada islamaka leyin ciid maparik kulu calam wa antum bil khayr
24/05/2022
20/March/2022
Saaxil barbara Somaliand 🙏
19/05/2022
Shaxda cayarta malinka sabtid
G. Maxamed cali stadium 🏟
Xiliga 4:00
27/04/2022
Waxa manta galabta garonka Maxamed Ali ku wada ciyaaraaya laba kooxood E kula kala ciyara
Labadan magac
Kooxda xarunta mamulka gobalka oodwyne
Iyo dhigood kooxda Xananada xoolaha Waxol oodwyne
Friendly mach
4:02
Badiyaba wa bahden🙏
30/03/2022
Kooxda xarunta gobalka oodwyne🙋♂️
19/03/2022
Xulkii gobalka burco 2004
Yaad ka Aqoon sanaty