11/09/2025
Cabdirisaq cabdilahi (shabeel)
Ku soo dhawoowo gobolka togdheer
Alle Yaa mahad iska leh
11/09/2025
Cabdirisaq cabdilahi (shabeel)
Ku soo dhawoowo gobolka togdheer
21/08/2025
๐ก๐ฎ๐๐ต๐พ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ต๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐น๐ฎ๐บ๐๐ฒ๐ ๐๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐บ
31/07/2025
Tacsi Tiiraanyo Leh
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyska, ehelka, asxaabta iyo guud ahaan qaraabada u ka baxay walalkeen
Alle hakuu naxariisto Aamiin Aamiin
15 sano Oo uu ilaaliye ka ahaa Garoona k**a hadal waxa ka maqan ee xaqiisa ah balse waxa uu ka hadlay waxa inaga maqan ka dhalinyaro ahaa.
"Garoonku ma haysto meel ay dhalinyardu ka daawadan Ciyaarta waxana u baahan yahay Tarabuun labaad" ๐ฃ๏ธAabe Yuusuf.
Hadii uu ino hadalay inaguna waynu u hadli karnaa.
Waa maxay Nabadu.!
Nabada waa tiirka koobaad ee aas-aaska noolasha ama xaalad xasiloon oo lagu wada noolaankaro, suโaasha isweydiinta mudan ayaa ah, maxaa keenay in nabadu tahay muhiim. Sidee nabada muhiim utahay?
Haddii nabadu jirto waxaa dhacayso:
โข In cid walbo ama noolaha dhammaantood ay si nabad ku seexdaan ayna nabad ku sootoosaan.
โข In kheyraadka dalka si siman loo wadaago ama loo qeybsado.
โข In ay cadaalada taabagasho oo ay shaqeyso.
โข In waxbarashada, caafimaadka,dhaqaalaha iyo noolasha aasaasiga ay hormaraan oo bulshada ay ku naalooto barwaaqo.
โข In bulshada ay u suurtagasho isku socod oo qofka ka socdaalo
Nabada waa laga maar-maan, waxaa u baahan noolaha dhammaantii. Dalka markii uu burburay waxaa gebi ahaanba ka hayaamay duurjoogtii iyo dadkii, waxayna noolal cusub ka raadiyeen wadamada deriska, waxaa sidoo kale nabaadguuray dhulkii.
Nabada ma ahan wax la iska hela balse waa wax lagu bixiyo juhdi iyo waqti dheer si loo difaaca jiritaankeeda, hadaba ummada soomaaliyeed waxa ay nabada ku heli karaan in la raadiyo nabadda sida saxda ah.
Waxaa jirta maahmaah ingiriis oo dhehayso โ If you want peace prepare for warโ hadii aad rabto nabad udiyaargarow dagaal yacni waxaa halkan ku cad in nabada aanan si sahlan loo heli Karin. Ummad kastaa waxay abuurataa nabadeeda, soomaalida nabadeeda ha abuurato.
Hadalkii u dambeeyey ee Siilaanyo ka jeediyey fagaarayaasha AHUN.
25/10/2024
๐
06/07/2024
Hambalyo sanadka cusub Hijriyada 1446, Allah Ha inooga Dhigo mid wata caafimad, Barwaaqo, horumar iyo farxad,, Insha allah
Alle sannadkaa sannadkiisa caafimad qab iyo cimri dheeriyo ha nagu gaadhsiyo
23/06/2024
ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู.
Dhawr wiig gudahood, familyga geeridii labaad oo naxdin leh ayaa ku habsatay. ๐ญ๐ญ geeridu kala xanuun badanee, raggii dhalinyarada ahaa ugu firfircoona ayay ahaayeen. Walaal Abdi Shukuur Boqole Eebe hakuu naxariisto.
Abdiraxman yasin cali gadhle, aad baan uga naxay geeridaada, eebe hakuu naxariisto. Family cali gadhle iyo habaryartay samsam afgaab dubbe waam uga tacsiyaynaya geerida naxdinta leh. ๐ข
16/06/2024
Eid Mubarak Dhamaan umada islaamka
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
23/05/2024
Eid Mohamed Abdi guulayso macalin kuna dadal inad soo xero gelisan ciyartoyda burco ee wareegaya gobolada kale oo xiisihi sport togdheer soo celiya Fc Goodir waxay saranyihi dhaba guusha