21/02/2026
Hadii Laacibka Benfica ee Prestianni lagu helo in uu cunsuriyad kula kacay Vinicus waxa ku dhici doonaa ganaax weyn isaga iyo kooxdiisaba ha ugu h**eyso
- in dhibco laga jaro Benfica Horyaalka
- In la ganaaxayo prestianni 5-10 kulan
- in Benfica lagu ganaaxayo 10-15 million oo lacag ah
Mida ugu muhiimsan waa in Benfica laga saaro tartanka champions league xilli ciyaareedkan xitaa hadii ay kasoo gudbaan Real Madrid( Yacni Real Madrid waxay iska xaadirin doonaan wareega 16ka hadii Benfica la ganaaxo xitaa hadii Laga Guuleysto)
(OโJogo)
21/02/2026
๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐๐จ๐๐จ๐ญ๐๐ ๐๐ข๐๐ ๐๐ฒ ๐ฎ ๐
๐๐ฌ๐ก๐ข๐ฅ๐๐ง๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐๐ฒ๐๐๐๐ข๐ข ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฅ๐ฃ๐๐ณ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ค๐ข๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ณ๐ ๐๐ฒ ๐ฅ๐ ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐๐ง๐๐ฒ๐๐๐ง ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐?
Tan iyo maalintii lagu dhawaaqay ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐, madaxda Muqdisho iyo warbaahinta xulfada la ah, gaar ahaan ๐๐ฅ๐ฃ๐๐ณ๐๐๐ซ๐ waxa ay caado ka dhigteen in ay aqoonsiga Somaliland ku sifeeyaan mid shardi looga dhigay in dadka reer Gaza loo soo rarro Somaliland.
Inkasta oo xukuumadda Somaliland marar badan si cad u beenisay wararkaas, haddana waxa ay madaxda Muqdisho gaar ahaan ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐, ๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐๐ฅ-๐ฐ๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก๐, ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ฎ si joogto ah ugu celceliyeen in ay hayaan ๐ฑ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐๐ง ๐ฌ๐ก๐๐ค๐ข ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐ง oo muujinaysa in Somaliland aqbashay in walaalaha Falastiin ee Gaza loo soo rarro gudaha Somaliland.
Hadaba, dacaayaddaa Somaliland lagu beegsanayey muddadii aqoonsigu jiray waxa soo afjaray ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐ฌ๐ก๐๐ฅ๐๐ฒ (๐๐ ๐
๐๐ ๐๐๐๐) ๐ค๐ ๐๐ก๐๐๐๐ฒ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐ ๐ญ๐จ๐ง ๐๐, ๐ค๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฎ๐ฎ ๐ช๐๐๐ฌ๐๐๐๐ฒ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐ (๐๐จ๐๐ซ๐ ๐จ๐ ๐๐๐๐๐). Ujeeddada shirkaasi waxay ahayd ๐๐ข๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ณ๐ ee uu dejiyey Madaxweynaha Maraykanka ๐๐จ๐ง๐๐ฅ๐ ๐๐ซ๐ฎ๐ฆ๐ฉ.
Waxa ka soo qayb galay shirkaa in ka badan 40 waddan oo ay ka mid yihiin 10 dal oo muslimiin ah: ๐๐๐ฌ๐๐ซ, ๐๐๐ญ๐๐ซ, ๐๐๐ฎ๐๐ข ๐๐ซ๐๐๐ข๐, ๐๐๐, ๐๐จ๐ซ๐จ๐๐๐จ, ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ข๐ญ, ๐๐๐ก๐ซ๐๐ข๐ง, ๐๐๐ณ๐๐ค๐ก๐ฌ๐ญ๐๐ง, ๐๐ณ๐๐ซ๐๐๐ข๐ฃ๐๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ณ๐๐๐ค๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ง.
Shirka waxa ka soo baxay goโaamo dhowr ah oo ay ka mid yihiin:
๐. ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ณ๐: Madaxweyne Trump waxaa uu kaga dhawaaqay kelmaddii uu ku furay shirka in dagaalkii Gaza dhammaaday.
๐. ๐๐ข๐-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ณ๐: Shirku waxa uu ballan qaaday lacag dhan $17 bilyan ($10 bilyan oo Maraykanku bixiyey iyo $7 bilyanoo wadamadda muslimiintu bixiyeen) oo loogu talogalay in Marinka Gaza dib loogu dhiso, dadka ku noolna nolol loogu sameeyo.
๐. ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ฒ๐ข๐๐ค๐ ๐๐ ๐๐๐ณ๐ (๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ๐ญ๐๐ ๐๐จ๐ซ ๐ญ๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐ ๐๐๐ณ๐ (๐๐๐๐): oo ah maamul ku-meel-gaadh ah oo masโuul ka noqon doona hawlaha maalinlaha ah ee maaraynta Gaza.
๐. ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก (๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ญ๐๐๐ข๐ฅ๐ข๐ณ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐
๐จ๐ซ๐๐ ๐๐๐
): Waxa la dhisay ciidanka ISF oo tiradoodu gaadhayso ilaa 20,000 oo askari. Ciidamadaa oo u xilsaarnaan doona ilaalinta nabadda iyo xasiloonida Marinka Gaza. Wadamada ka qayb qaadanaya keenista ciidamadaa waxaa ka mid ah wadanada Islaamka ee ๐๐ง๐๐จ๐ง๐๐ฌ๐ข๐, ๐๐จ๐ซ๐จ๐๐๐จ, ๐๐๐ณ๐๐ค๐ก๐ฌ๐ญ๐๐ง, ๐๐จ๐ฌ๐จ๐ฏ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฅ๐๐๐ง๐ข๐.
๐. ๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐
๐๐ฅ๐๐ฌ๐ญ๐ข๐ข๐ง: Waxa la qorsheeyey diyaarinta 12,000 askari oo boolis Falastiiniyiin ah, kuwaas oo ay tababari doonaan Masar iyo Urdun.
Wadamada muslimiinta ee ka qayb galay shirka waxa ay taageereen goโaamada soo baxay, waxa ayna ballanqaadeen in ay door muuqda ka qaadan doonaan hirgelintooda. Inkasta oo qaar ka mid ah ururrada Falastiiniyiinta aanay si buuxda u wada aqbalin, haddana waa hindise caalami ah oo ay beesha caalamku heshiis ku tahay fulintiisa.
Hawlaha nabadaynta ee uu wado ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐ (๐๐จ๐๐ซ๐ ๐จ๐ ๐๐๐๐๐) ๐๐ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ซ๐ฎ๐ฆ๐ฉ ๐ก๐จ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ฒ๐จ oo shirkiisii shalay (19 Feb 2026) dhacay bilow u yahay, ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐๐๐ ๐ฎ ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐๐ง, ๐ฆ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ง๐ ๐ฎ๐ ๐ ๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐๐๐๐๐๐ฒ๐๐๐๐ข๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฉ๐๐ ๐๐ง๐๐-๐๐ข๐ข ๐ซ๐๐ค๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ฒ๐ ๐๐ ๐ฅ๐ ๐๐จ๐จ๐ง๐๐ฒ๐๐ฒ ๐ข๐ง ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐๐๐-๐๐ข๐ฅ๐จ. Iyada oo laga dhigayey xaqiiqo dhab ah beentaa iyo dacaayaddaas oo ay si weyn u faafisay warbaahinta Aljazeera, oo si qaawan dagaal warbaahineed ula gashay qaddiyadda Somaliland.
Sidoo kale, waxa iyana bannaanka usoo baxay in ๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐ซ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐๐ ๐ข๐ง๐๐ก๐จ-๐ฅ๐โ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ก ๐๐ฒ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ง aanay sal iyo raad toona lahayn.
๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ.
Dr. Cabdiweli Suufi
31/12/2025
"Midowgii Somaliland iyo Soomaaliya waligiis lama ansixin, wuuna fashilmay"Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Isra!l
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Isra!l ayaa baahisay qoraal muhiim ah oo dib u xasuusinaya caalamka mowqifkii rasmiga ahaa ee Midowga Afrika uu ka qaatay qadiyadda Somaliland.
Qoraalka wasaaradda ayaa lagu sheegay in qof kasta oo iloobay looga baahan yahay inuu eego waxa Midowga Afrika laftiisu uu ka go'aamiyay aqoonsiga Somaliland.
Wasaaraddu waxay tixraacday warbixintii ka dhalatay mishiinkii xaqiiqo-raadinta ee Midowga Afrika uu u diray Somaliland sannadkii 2005. Warbixintaas ayaa si cad u sheegtay in midowgii dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya sannadkii 1960-kii aan waligiis si rasmi ah loo sharciyeyn, sidoo kalena uu dhibaato iyo burbur ku dhammaaday intii u dhaxaysay 1960 ilaa 1990.
Arrimahaas awgood, Midowga Afrika wuxuu xilligaas qeexay in raadinta aqoonsi ee Somaliland ay tahay mid taariikh ahaan gaar ah oo aan la barbar-dhigi karin kiisaska kale ee qaaradda.
Dukumiintiga ay Isra!l soo xigatay wuxuu intaas ku daray in kiiska Somaliland aan loo arkin mid furaya albaabka burburka xuduudaha Afrika, balse ay tahay in loo eego qaab ka duwan kuwa kale. Midowga Afrika ayaa markaas soo jeediyay in xaaladda Somaliland looga hadlo qaab gaar ah oo ku salaysan taariikhda iyo masiirka dadka ku nool deegaankaas, maadaama ay tahay mid is-caddaynaysa.
Tallaabadan ay wasaaradda arrimaha dibadda ee Isra!l dib ugu soo xasuusisay adduunka warbixintan ayaa ku soo beegmaysa xilli uu sare u kacay doodaha ku saabsan aqoonsiga Somaliland iyo doorka ay Midowga Afrika ku leeyihiin xallinta arrintan.
31/12/2025
Raysal Wasaaraha Dalka Israa'iil oo ku sugan Dalka Maraykanka ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Warbaahinta News Max ee dalkaasi waxa wax laga weydiiyay Aqoonsiga uu dalkiisu siiyay Somaliland.
Netanyahu ayaa sheegay Iney Somaliland ku noolyihiin 6 Milyan oo Muslimiin ah isla markaana ay qayb ka noqdeen heshiiska Abraham Acords, isagoo xusey iney Somaliland tahay dal Dumuqraadi ah oo Doorashooyin ka qabsoomeen halka Somaliya aanay sidaasi weligeed ka suurtogalin oo ay la daalaa dhacayso dagaalada ay kula jirto kooxaha Argagix*sada sida uu hadalkiisa u dhigey.
waar ninku war cadaaa.
29/12/2025
๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐ท๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ฏ๐ฎ ๐ด๐๐๐น๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐ฎ๐๐ฒ๐ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐ธ๐๐น๐บ๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฎ ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ถ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐.
๐บ๐๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐บ๐๐๐โ๐ ๐ด๐๐๐๐๐๐ข ๐๐๐โ๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐๐ฆ๐๐ก๐ ๐ผ๐ ๐๐๐'๐๐๐, ๐๐ ๐ค๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ท๐๐โ-๐๐ข๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐ฆ๐ ๐ โ๐๐๐ก๐ ๐๐ข๐ค๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐๐๐ ๐ข๐๐ข ๐ค๐๐๐ค๐๐ฆ๐ ๐๐๐๐ฆ ๐ก๐โ๐๐ฆ ๐ฅ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐ ๐๐ ๐ข ๐๐๐โ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Dawladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo ka faaโiidaysanaysa kursiga ay xilligan ku fadhido ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, ayey gudbisay cabasho ka dhan ah aqoonsiga rasmiga ah ee Israaโiil siisay Jamhuuriyadda Somaliland.
Tallaabadan oo ay Muqdisho u aragto inay tahay difaaca madax-bannaanideeda, ayaa dhanka kale khubarada dublamaasiyadda u arkaan inay tahay "Seef laba af leh" oo khatar ku ah qaddiyadda Soomaaliya lafteeda.
Marka arrin "maxalli ah" la geeyo miiska ugu sarreeya adduunka, waxay si dadban u siinaysaa Somaliland maqaam dawladnimo, maadaama Golaha Amaanku uu caadiyan ka doodo khilaafaadka u dhexeeya dawladaha (State-to-State conflicts).
Falanqayntan waxaynu si qoto dheer ugu eegaynaa xubnaha golaha, codadka la filan karo, iyo guusha dahsoon ee Somaliland ugu jirta fadhigan.
Si aynu u fahmo natiijada suurtagalka ah, waa inaan marka h**e kala dhigdhignaa 15-ka dal ee hadda (2025) ka taliya Golaha Amaanka. Xubnahan waxay u kala baxaan shanta joogtada ah (P5) oo leh awoodda Veto-ga iyo tobanka aan joogtada ahayn (E10).
Shanta xubnood ee joogtada ah waa Maraykanka, Ingiriiska, Faransiiska, Ruushka, iyo Shiinaha. Tobanka xubnood ee aan joogtada ahayn ee sannadkan kuraasta ku fadhiya waa Algeria, Guyana, Jamhuuriyadda Kuuriya (South Korea), Sierra Leone, Slovenia, Denmark, Greece, Pakistan, Panama, iyo Soomaaliya lafteeda.
Marka la eego danaha is-diidan ee dalalkan, codbixintu ma
17/10/2025
๐จโช๏ธ Real Madrid ayaa waddo qorshayaal ku aadan isbeddel dhanka milkiilaha ah.
Markii ugu h**eysay taariikhda, kooxdu waxay tixgelinaysaa inay iibiso maalgashadayaasha dibada. Florentino Pรฉrez ayaa aaminsan in furitaanka kooxda ee maalgashadayaasha dibadda ay ka caawin doonto kooxda inay noqoto mid tartan badan ka dhan ah kooxaha gobolka leh. ๐ฐ๐ oo ah ๐ฐ๐
Wuxuu soo bandhigi doonaa qorshayaal faahfaahsan oo ku saabsan isbeddeladan ee kooxda ee Golaha Guud ee xiga, waxaana la filayaa inay noqoto bisha soo socota, wararka The Athletic.
12/10/2025
Baqortooyo maalin wacan
Moh jaam
27/01/2025
Student at alpha university burco
Moh jaam