C A A S I M A D D A L A B A A D B U R C O.
Maxamed Xaafidka
Kusoo Biir Pageka Maxmed Xaafidka Kala Soco Ciyaaraha dalka iyo dunida kale.
Sidee looga adeegtay suuqa kala iibsiga ciyaartoyga burco.
Koox jawaan lacaga la soo gashay iyo saxeexyo cajiiba Oo dhacay.
19/07/2024
(Art of Deffending) Farshaxanka Difaaca💯👏
Kubbadani waa ciyaartii Galabta Ee garoonka Almzey weeraryahanka kooxda warfaafinta Mr shaashaale oo kubad gool hayihii la dhaafay ay isku kaliyaysteen Difaaca kooxda Goodir ee Xamse xadaari
Commentiga koowaad ka eeg sida ay kubadaasi ku dhamaatay.
07/03/2024
𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐥 𝐌𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 Horyaalka Horyalada Somaliland
Sheeka kale oo cawa isku dhamaan doonta!
"Kooxdii diyaarada waa laga adkaaday Tii dowga soo martayna way gudubtay"
Goolkan miyuu yahay Kii Ugu Qurxanaa intii koobka Horyaalka Hoyaaladu socday?
Een Een kkkk
Waa fariinta kabtanka dowlada hoose ee burco.
08/02/2024
Maanta saacadu markay tahay 1:00pm waxaa jira kulan wayn.
Gabiley vs Burco
"Hadii aad tahay Reer jaamalaaye iyo Badda cagaha gali Ogow Aarka ayaa ciyaarta idinku soo celiyey"
Daawo Goolkii dhimashada ee Galabta Almzey stadium.
Bal wax ka ogow koobka Africa Ee dhawaan ka bilowday Galbeedka Qaaradda.
09/01/2024
Ma sheegi kartaa magacyadooda?
Almzey stadium is not easy🔥
90+4 Daawo goolka maaliyada Lagaga saaray koobka XKC Ee W.khayraadku dhalisay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mediacode348@gmail. Com
Burco
7683