16/09/2024
Maxa cusub ciyaraha
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxa cusub ciyaraha, Sport & recreation, Burco.
16/09/2024
10/09/2024
π¨ Arsenal labada kulan ee soo socota ee Premier League waxay la ciyaari doontaa Spurs iyo Man City... π€
Waxaana ka dhaawaca......
1.Odegaard
2.Calafiori
3.Rice.... ganaax kaga maqnaan doona
4.Gabriel Jesus..
5. Mikel Merino....
10/09/2024
Kaptan Odegaard ayaa dhaawac canqawga ah kaga baxay ciyaarti caawa Norway la dheeshay Austria.
Iyado ewalba squad Arsenal 4 qof ahaa ayaa hadane dhaawac soo siyaaday. Xaal ma fiicno.
Balse waxa la yaab leh in qof walbo badal u noqon laha odegaard kooxda laga diray (Viera & Smith Rowe) hadane qof kale lama keenin? π€·π»ββοΈπ€·π»ββοΈ Cajiib Arsenal
10/09/2024
π―πCiyaartoyda Caawinta Ugu Badan Samaysay Hal Sano Naadi Iyo Wadan Tan Iyo 2003:
π¦π· Messi - 36 caawin (2011) π₯
π·πΈ Tadic - 35 caawin (2021)
π·πΈ Tadic - 34 caawin (2019)
π©πͺ Ozil β 32 caawin (2011)
π¦π· Messi - 31 caawin (2016)
π«π· Henry - 31 caawin (2003)
π¦π· Messi - 30 caawin (2022)
π©πͺ Ozil β 30 caawin (2013)
forlanβ
Click here to claim your Sponsored Listing.