๐๐ต๐ถ๐ด ๐๐ฟ๐๐ฒ๐ป๐ฎ๐น 2 ๐๐ต๐ถ๐ฏ๐ฐ๐ผ๐ผ๐ฑ๐๐
Horyaalkan meel majiro Kuwan Malin soqabanayaa Horyaalka PL wab Kuceeb inay Hoganka hayso Koox LF gurigeda dhibacaha kaga qadan weysay๐
-Manay ahayn Kooxdi Forrest Anfeild ku Dubanaysey .kkkk
Aston Villa Soomali Fans
Kusoo Dhawada page_ka Kooxda Faca_wayn Ee Aston villa soomali fans
๐๐ซก
08/01/2026
Welcome Best Team Of PL Brain Madjo.
Kooxdasaa Lagu Leyahay Horyaal bay Utartamaysaa๐
-Tartanku wuxu kadhaxeyaa Aston Villa FC iyo Arsenal Kaliya Un๐
PAGE-ka uso daato mesha Naga Soo Camira sxbYal ๐
07/01/2026
๐ฅ๐ฅ
Aston Villa FC training
05/01/2026
Our fortress stands strong ๐ฐ
03/01/2026
๐
๏ธ๐
๏ธ๐
จ๏ธ๐
๏ธ๐
๏ธ๐
ก๏ธ๐
ฃ๏ธ๐
๏ธ ๐
๏ธ๐
๏ธ๐
๏ธ๐
๏ธ๐
ฃ๏ธ๐
๏ธ.
Waxaan Ciyaraynaa Ciyartii Ugu Horaysey Sanadka Cusub Guul waxaan Ahayn Kufuran mayno.
๐๐ผ๐บ๐ฒ ๐ข๐ป๐ป ๐ฉ๐ถ๐น๐น๐ฎ๐ฅฐ๐ฅ
20/38โณ๐
30/12/2025
Qofka Dunida Ugu Cabsida Badan Cawa Waa Yarkaan Timber Sababtoo Wuxu Kahortagayaa Player-ka ugu Fican PL ga Season-kan.
๐ ๐ผ๐ฟ๐ด๐ฎ๐ป ๐ฅ๐ผ๐ด๐ฒ๐ฟ๐.
I Can't wait Sida Ugu Gabgablahan. loo Bajaqin Doono๐๐
30/12/2025
arsenal cawa wa loo yaaba๐๐ฅ
Aston Villa Soomali
30/12/2025
๐ ๐ฎ๐๐ฐ๐ต-๐๐ฎ๐: Arsenal Vs Aston villa
๐ฆ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐บ: Emirates Stadium ๐๏ธ
๐ง๐ถ๐บ๐ฒ: 11:15pm Bariga Africa
๐๐๐ฝ: Premier league
โขGame-ka Cawa ayaa Noqon Doona Game ka Todobaadkan Ugu Adag Madama Wada ciyarayaan 2da Koox Ee Horyaalka Ugu Sareeya wana Game ka Kaliya Indhaha Lagu Wada Hayn Doono.
โขKooxda Aston villa ayaa Rabta Inay arsenal 2 Mar Garaacdo Tartarkaan Bishaan Dec' Gudaheeda๐๐ฅ
โขAnaga Emirates Ma Lanagu Cabsi Galinayo Waa Garonkayaga Labaad cawana Guul nadiifa ayay kala Soo Baxaynaa..๐๐ช
30/12/2025
Happy birthday, Ollie ๐
villa
.
Aston Villa Soomali Fans Aston Villa FC.
29/12/2025
MD -1๐ฅ๐ฅ
Click here to claim your Sponsored Listing.